Maamulka Laashin

1803 articles

Hadaaq iyo higaad, hadal bey dhalaan.

  Hadaaq iyo higaad, hadal bey dhalaan. Sannad waliba marka la gaaro bisha jannaayo 21keeda, waxaa loo dabbaal degaa xaflado iyo munaasabado lagu weyneynayo jiritaanka afka hooyo, laakin dadka qaarkii, waxaan...

SIRTA NOLOSHA Q.12aad. W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Busaad waa maalinti ugu horeeysay aanay arkin Xasan oo markuu gurigooda ka soo qadeeyo dhakhso uga imaan jiray, waxay istiri: (maxaa helay !) waxaana galay walwal ay garan wayday...

SIRTA NOLOSHA Q.11aad. W/Q Ahmed Hayow. (Dulmidiid)

Aabe Xuseen wuxuu qabsaday Qareen la yiraahdo Dr. Mahdi oo subaxdii jawaabta inuu geeyo saldhiga laga sugaayay ayuu aaday Dr. Mahdi oo u galay Taliyihii saldhiga, wuxuuna qareenku u...

SIRTA NOLOSHA. Q.10aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Maxamed Xuseen oo quraacanaaya ayaa waxaa albaabka soo garaacay Maamule ku xigeenki dugsiga dhagaxtuur oo ay la socdaan masuuliyiin ka socda Wasaarada Waxbarashada, Maxamed wuu ka naxay aragooda, wuxuuna...

Xukun xiiso aan u qabo uma soo laabane, xilka baan iska ridayaa! Q1AAD

Xukun xiiso aan u qabo uma soo laabane, xilka baan iska ridayaa! Q1AAD   Guuleed waa gaban aan Garaabada afka ka qaadin habeen iyo maalin. Wuxuu ku koray agoonnimo. Aabbihii wuxuu...

DAAWO:BARNAAMIJ BAAQA+GABAY KU SAABSAN XADHIGA KORNEYL CUKAASHE.

BARNAAMIJ IYO BAAQ KU SAABSAN XADHIGA KORNEYL CUKAASHE. Baaqan ayaa ah mid aan ah mid looga  hadlayo  Xadhiga Korneyl: Cismaan Cilmi Guure(Korneyl Cukaashe) oo lagu xidhay , Gabay uu u...

SIRTA NOLOSHA Q.9aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Deeqa iyo Mulki waxaa laga joojiyay waxbarashada inti ay ka dhammaaneeyso baarista, Hooyo Mako oo ku ogeyd gabadheeda inay ka bedelanayso dugsiga, ayaa layaabtay isbedelka ku dhacay gabadheeda markaa...

SIRTA NOLOSHA Q. 8aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Mulki oo Deeqa uga jawaabeysa sababta ay dugsiga uga soo tagtay ayaa ku tiri: "waa sida aan uga soo tegay saaka, waana ka bedelanaa dugsigaas" Deeqa oo layaaban ayaa...

SIRTA NOLOSHA Q. 7aad. W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Fasixi wuxuu Xasan iyo Busaad ugu dhammaaday xiiso iyo isbarasho, laakiin wuxuu cuqdad wayn geliyay Samatar oo marka dugsiyada la xiro kadib, laga sugaayay inuu soo doonto gabar uu...

Gefkeedii baa gar lagu siiyay! W/Q: Bashiir Cali Xuseen

Gefkeedii baa gar lagu siiyay! Dalku waa Norway goobta ay sheekadu ka dhaceysana waa magaalo madaxdiisa Oslo. 12:30 kii iyo barkii habeennimo, ayey irbad gooreysada saacadeed sii caga cageyneysay. Waxey...

SHEEKOOYIN