Caydaruus wuxuu Biibatadi ku soo laabtay asagoo wada doolshihi ay Caasha Xuseen u dirsatay, markuu albaabka la soo galay, ayay Caasha niyada iska tiri: (waa wiil wanaagsan oo baari...
Busaad ayaa u sheegtay Xasan in caawa reerkeeda laga casuumay Aroos ay qabaan reer Abtigeed, waxayna ku tiri: "waxaa caawa la guursanaa gabar uu Abtigeey dhalay oo la yiraahdo...
Deeqa waxay soo martay guriga saaxiibteed Mulki Hilowle si ay ugu sheegto nasiibka ay ku soo heshay guriga Macalin Maxamed Xuseen, laakiin Mulki oo aan wejiga siin karin Macalinkeeda...
Waa habdhac cusub oo lagu soo kordhiyey maansada, Maansada Soomaaliyeed ayaa ahayd soo jireen, haddana waxaa jira in mudooyinkii wax la bartey loo yeelay, Habdhac iyo hannaan lagu kala...
Ma dhinte waa ilaahe, Kadare dhaxal buu ka tagay.
Innaa lillaah wa innaa ileyhi raajicuun. Alla ha u naxariistee, waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xuseen Sheekh Axmed ( Kadare )...