Maamulka Laashin

1803 articles

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd. Q 8AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd. Q 8AAD. Odayaashii ayaa arrinkii ku wareeray, waana lays fahmi waayey. Muran iyo farafiiq badan ka dib, ayaa Ilbir xanaaqay, korna u qayliyey, markaasaa mar qudha la...

Malcolm X to El-Hajj Malik El-Shabaaz.

Malcolm X to El-Hajj Malik El-Shabaaz. Qeybta......1aad. Malcolm X wuxuu dhashay May 19.1925 wuxuu ku dhashay magaalada Omaha ee Gobalka Nebraska oo ah Gobal ka mid ah United States of America,...

Xisaabtan ka horreeya go’aan & Go’aan ka horreeya xisaabtan.

1. Xisaabtan ka horeeya go'aan. 2. Go'aan ka horeeya xisaabtan. Waa laba kala doorroon, dadka caqliga u saaxiibka ahna, way kala yaqaanaan midka mudnaanta leh. Waxaan hadda ka hor dhegeystay, odayaal ruug...

CALANKA SOOMAALIYA IYO JAAMACADDA PORTO

CALANKA SOOMAALIYA IYO JAAMACADDA PORTO Qof kasta oo Soomaali ah, astaanta uu leeyahay, ee lagu garanayo, marka uu caalamka meel ka mid ah joogo, waa calanka Soomaaliya. Ma la fiirinayo gobolka...

QALINKA QORAAGA W/Q Mohamed Musa Sh. Noor

QALINKA QORAAGA   Wax qoriiddu waa qayb ka mid ah hababka wax la iskugu gudbiyo waxaana lagu tiriyaa in ay u tahay udub dhexaad wax walba oo Saxaafad la dhaho,  maxaa...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q. 81-85aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Telefoonki u horeeyay uu Raage soo woco wuxuu noqday guriga reer Daahir, Ayeeyo Mulaaxo oo ka qabatay ayaa u sheegtay wixi dhacay oo dhan iyo inuu Aabe Daahir weli...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.76-80aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Saalim wuxuu u yimid Xaawa Kiin, wuxuuna u sheegay inuu Kamaal soo doontay Deeqa Daahir, markaa ayay tiri: "sheekadi hore miyaad iila timid?" Saalim ayaa waydiiyay sheekada uu ula...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q7AAD

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q7AAD                            Habeenkii oo dhan ayaa hawlgal lagu jiray. Ciidamadii Ilbir waxay xidheen jidadka soo...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q. 71-75 W/Q. Ahmed Hayow

  Maalinti ugu horeeysay ee wada shaqeynta Aabe Daahir iyo Saalim, ayuu odayga gaari uga soo qaaday gurigiisa, si loo soo tuso howsha uu qabanaayo, dabadeed waxay raaceen 20 tareel...

Soomaalida Masar iyo Tahriibka! W/Q: Abdullaahi Nor Halane

  Soomaalida Masar iyo Tahriibka!   Markaa maqasho Qahira ama Masar, waxaa kugu soo dhacaya waxbarashada qeybaheeda kala gaddisan. Waxaa intaas u sii dheer, magaca kale, ee ey ku dhexleedahay dowladaha calamka,...

SHEEKOOYIN