Qurbojoogta xalaaleysatay xalaal iyo xaaraan!
Waxaan rabaa aqristayaal, inaan idin la wadaago, arrimo dhowr ah, ee aan caado ka dhigannay, haddaan nahay Sommalida qurbaha ku nool, gaar ahaan, kuwa Yurubta...
Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q16AAD.
Hanad iyo Doolli daqiiqad salka dhulka may dhigin, ka dib ayay soo heleen, xaaskii iyo wiilkii Salmaan meesha ay ku nool yihiin, waxaanay labadoodiiba u soo...
Agoonkii indheer garadka ahaa! Q1AAD
Maalin hore ayaan socdaal ku tagay magaalo u dhaw meel halkan ah oo aan deganahay. Haddaan meelaha soo marmaray ka dib, waxaan booqsho ku soo...
Jirka waxaa lagu dhisaa jimicsi, Maskaxdana in laga shaqeeysiiyo.
Wax yaabaha deg deg maskaxda u dhisa waxaa ka mid ah chessboard "shataranjiga" ama isakaakada, waayoo qofka ciyaaraaya maskaxdiisu waxay ku...
Xoog doofaar lagu ceyrshay!.
Waa qormo dhab ka hadal ah oo soo gudbineysa fikir ii gaar ah oo aan filayo inuu yahay mid aan xaq u leeyahay soo jeedintiisa, kaas...