Maamulka Laashin

1801 articles

Gabay Mahadnaq ee loogu talo galay Sannadguurada Laashin.

Gabaygan waxaan ugu talogalay Hambalyada Sannadguurada Maareeg aan kaga qaybqaatay Munaasabada Miisaanka huwan ee Mareegta LAASHIN.   Murtidu waa misbaax nuur leh iyo Muuq iftiin badane. Mahadho weeye taariikh gashiyo, Weliba maahmaahe. Mansab...

Qof aan dhul marin dhaaya ma leh. Qeybta 4aad. W/Q. Ahmed Hayow

    Anigoo si fiican u hurda ayuu i toosiyay Diiq ay leeyihiin reeraha deriska ila ah, waxaan toosay anigoo jajaban oo aad moodid in kal iyo mooy laygu shukulay, waxaan...

Sanad guurada mareegta W/Q. Ahmed Hayow

Mareegta laashin ujeedada loo aasaasay waxay aheyd kobcinta iyo dhiirigelinta qalinka iyo qoraalka, waxaana loogu tala galay in lagu soo bandhigo hidaha, dhaqanka, fanka iyo suugaanta, oo ay ka...

Hodannimada Dalalka Muslimka. WQ/: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

                                           Hodannimada Dalalka Muslimka Qabta 2aad     Calaamada hodantinnimada Tan kale, qof hodan...

Damaca Seddexda maanlaawe!.

Damaca Seddexda maanlaawe!. Xilligu wuxuu ahaa diraac kulul oo ay haaddu baqti jiid iyo meyd ugaarsi ahayd galawguna uu dareen dhawaaqayay. Waxey aheyd amin noolaha oo dhammiba ay wada dareemayeen...

Nimaan dhul marin dhaaya ma leh. …3aad. W/Q Ahmed Hayow

Halka laga dhigaayo dugsiga waa laysku mari waayay, doodi waxay gaartay ilmaheena maalin walba doon sooma raacaayaan iyo seddex tuulo ilmahooda miyaad rabtaan inay doon soo raacaan, ka dib...

HORUMARKU WAA HORTAADA. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

HORUMARKU WAA HORTAADA. Horumar marka macna ahaan la kala dhigo wuxuu noqonaya horey oo aad u socoto, adiga oo tiigsanaya wax Nafci u leh noloshaada kana fogaanaya Qatar walba ama...

Yurub: Hoygii Haddimada!!!

Yurub: Hoygii Haddimada!!! Waxaan ku dhashay kuna barbaaray, deegaan Muslimiin dagan yihiin ku dhaadashada Islaamkuna noloshooda udub dhexaad u tahay, xishoodka ama sariigashaduna tilmaan laysu aqoonsado tahay, carruur iyo ciroolana...

Siduu noqon doona Muqaalka dhaqaalaha geeska Afrika 2020 iyo 2030?

Siduu noqon doona Muqaalka dhaqaalaha geeska Afrika 2020 iyo 2030? Qaaradda Afrika, adduunyada inteeda kale waxey u ahayd, qaaraddii faqriga, nolol xumada, musuq-maasuqa, jahliga iyo sicir bararka. Intey Afrika ahayd tusaalaha...

Qabyo Jacayl Q4AAD. W/Q Warmooge yare.

  QABYO JACAYL Waan isla soo booday markaan arkay in xaalkaygu yahay, sheekadii Cabdi Malow: “ Sidii bahalkii Biriishka ka dhacay, Baskii jiidhay labada Baabuur ilaahay ballanki Barqaan kacay!”   Si dhakhso ah ayaan u diyaar...

SHEEKOOYIN