Maamulka Laashin

1801 articles

KAASI WAA WIILKAYGA Qabytii 10aad (SHEEKO XIISE LEH) Qore:Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 10aad   Cashadii kadib waxaa la wada aaday xagaa iyo Sariirta, habeenkaa wuxuu ahaa habeen uga duwan C/xakiin habeenada kale xaga qanaacada xaaskiisa, Casha macaan, soo dhawayn, Farxad,...

Da’yar ka la duwan! W/Q: Sakariye Cabdixaliim

Da'yar ka la duwan!   Farqiga u dhaxeeya DA'YARKA Soomaaliga ah, ee jaamiciga ah iyo DA'YARKA reer Yurub, Aasiya ama Mareekanka ah waa:-   DA'YARKA Soomaaliga ah, marka uu jaamacadda dhiganayo, wuxuu ugu...

Siraha Muslimiinta Dib U Dhigay, W/Q: Axmed-Assad

Siraha Muslimiinta Dib U Dhigay, W/Q: Axmed-Assad AHMED ASSAD·FRIDAY, NOVEMBER 6, 2015 Aafooyinka dahsoon ee aan ka bartay - Sheekh Yasir Qadhi, PhD Dr. Qadhi, wuxuu ku dhashay magaaladda Houston, Texas, USA...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q28AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q28AAD. Ilbir ayaa waagu ku baryey, wuxuuna yaqiinsaday inay dhab ka tahay Abuu Salmaan, wuxuu sameeyo ayuu garan waayey, waxaana ku dhacay niyad jab laxaad leh.Abu Salmaan...

Dukaanloow;Dangote Ku dayo!

Nayjeeriya, wixii ka horreeyey qarnigii 19-aad, waxey ahayd, dal nidaamka qabaliga ah iyo boqortooyadu aad uga dhaqangalay, qabiil kastana uu u sameystay deegaankiisa saldanno isaga u gooni ah iyo xukun hoosaad...

RIYADEYDA WALI MA RUMOOBIN! Qore: Mohamed Musa Sh.Noor

RIYADEYDA WALI MA RUMOOBIN!   Qofku marka uu riyo leeyahay waxey la mid tahay in uu leeyahay Rajo oo uu wax uun tuhmayo waxna sugayo, rajana uu ka qabo waxaas uu...

Noloshii Sareeda!! (Dumar iyo dadaal- Qaybtii 1aad)

Sareeda waxa ay ku dhalatay tuula yar oo ku taalla gobolka Mudug, waxa ay ka dhalatay qoys sabool ah oo aan xoola badan laheyn.Waxa ayna dhalatay xilli abaar ah....

JAASUUSKA. QAYBTII 4AAD Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

  JAASUUSKA Qaybtii 4aad Xukunka Islaamka ee Jaasuuska gaalada Xukunka islaamka ee jaasuuska gaalada u jaasuusa waa dil. Xaadhib bin Abii Baltacah زؼخٍث أثٟ ٓث حبغت waxa dilka ka celiyay ma ahayn...

JAASUUSKA. QAYBTII 3AAD Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

  JAASUUSKA Qaybtii 3aad Jaasuusku waa munaafaq Ilaahay Cazza wa Jalla ًجٚ ػض هللا wuxuu Aayadda boqol shan iyo afartanaad ee Suuratu Al Nisaa'i غبءٌٕا سحٛع noogu sheegay inay munaafaqiintu meesha ugu...

JAASUUSKA. QAYBTII 2AAD Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

  JAASUUSKA Qaybta 2aad Jasuusku mu’min ma aha Nabi Muxammad, Sallaa Allaahu Calayhi Wasallam, wuxuu caddeeyey inuusan jaasuusku mu'min ahayn, wuxuuna yiri: "٠ب ِؼشش ِٓ أعٍُ ثٍغبٔٗ ٌُٚ ٠فط اإل٠ّبْ ئٌٝ لٍجٗ!...

SHEEKOOYIN