Shiribka Toddobaadka ee Laashin, ayaa hadba waxaa lagu lafa guraa, marxalado kala duwan, Laashimiinta aad u yaqaan godka Shiribka waa furanyahay iney ka soo jawaabaan, Shiribka ku soo...
QOOMAMO!
Waxaan ahay qof nool oo nafi ku jirto, balse saaxiib dhow ka dhigtay wax aan noolayn, oo wax nool ka yimi. Ma riyoonayo, mana hadrayo ee naftayda ayaan uga...
Waqtiga iyo tartanka nolosha
Marka uu ku dhaliilo qof aad ka simantihiin astaamaha horumarka xagga dhaqaalaha tacliinta iyo deegaankaba waxay ka dhigantahay tusaaleyn nafsadaadana siin karta jaanis ay qaladkeeda ku...
Guurka iyo Lammaanaha
Waa maxay Guur?
Guurku waa heshiis xeer diineed ku fula oo lammaanaha is cugtey ee is calmaday ku heshiiyaan iney dhidbaan qoys ay wadaag ku yihiin talo...
Ha ismoodin kaligii dhibbane!
Waa barqo dheer, goor sheegtaduna ay sheegayso tobankii subaxnimo “10:00am” Goobtuna waa isbitaalka wayn ee magaalada, Saaka waxaa hor tuban dad badan oo duruufo kala duwani...
QIIMAHA SIYAASIGA
Siyaasiga aan qeexayo. Waa qof u taagan ama isku soo qaddimay, in uu Hoggaanka umadiisa qayb ka noqdo heerka uu rababa markaas ha bartilmaansadee, hadaba waa maxay qiimaha...