Maansadan magaceedu waa SAMAWADA, waxaana la curiyey 01. 01. 2016 waa maanso aan ku faalleynayo, sooyaalkii aan soo marney, iyo halka aan maanta joogto, Siiyaalka na sugo, waa maanso...
Yaynaan SOOMAALIYOOBIN!
Isla maanta, waa galinkii danbe, ee jimcaha, aniga iyo Maxamed Daahir Cawad ayaa u ambabaxnay, duleedka magaalada Hargaysa, jeerkaas oo aan rabnay, in aan ku soo laydhqaadanno, wixii...
Juudaanleey ama Orgobe.
Dabeecadaha uu dadleennu leeyahay ama dalkeena lagu yaqaan waxaa ka mid a ah in marba ay soo caan baxdo sheeko , dadkuna aad u xiiseeyaan, islana dhexmaraan,...
Qolo maad tahay Q 3AAd
Xamse wuu gabay naftiisii, waxaana ku dhacdey filanwaa, Xamse, wuxuu u arkaa iney Xaliimo ka dal doorsatay oo ay ka doorbidey mid ka dhaqaalo roon...
Qurbahaa I qiima tirey. Q3AAD.
War jiraaba cakaaruu iman ama aan si kale u iraahdee “Luuq luuq marow laasim laamigaas yimaadaahe” waxaa dhacday in maalin maalmaha ka mida aniga iyo...