Maamulka Laashin

1801 articles

Sheekadii Soddoho Q1AAD iyo 2AAD W/ Q Axmed Xaayoow

                Sheekadii Soddoho Q1AAD. Waxaa laysku afgartay in arooska Raxmo iyo Daahir uu ka dhoco degmada Qoryooleey, waana sida ay codsatay Raxmo hooyadeed Cambaro oo loo yaqaano Cambaro Codweyn, Cambaro waa...

Tirsigii 34aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha Jannaayo

Waxaan idiin soo lifaaqaynaa; Tirsigii 34aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha Jannaayo. Wargeyska bishan waxaad ka heli doontaan; warbixin ku saabsan wadahallo u furmaya Galmudug iyo Ahlusunno, golaha...

Gu’oow intii xune kugu madlan‏‏! W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Gu'oow intii xune kugu madlan‏‏! W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Laygana aqoon badan, dadkuna iga ildheer, oo garadsan. Waa mahmaah soomaaliyeed aqriste: Waqtigu woow sucdaa, waayuhuna  weysdaba gurayaan, dadkuna woow...

Maansada: Addoon Saafiyaan ahay Curiye: Maxamed Xerow

                  Maansada   Addoon saafiyaan ahay. Maansadan magaceedu waa  ADOON SAAFIYAAN AHAY,  waxaa curiyey   Maxamed xerow, ujeedka iyo  Dulucda waxaad ka helaysaa Maansada gudaheeda bogasho wacan:     ■ Saaqid maana noqon wali ■ Sara...

Waddani-Dhaan W/Q: Maxamed Xaaji Xasan

                  Waddani-Dhaan!!! Bulshadii waayahaan waxaa wareeriyay rag iyo dumar isku dhafan oo mar Alle iyo marka ay cod-baahiye fursad u helaan ka dhawaajiya erayga WADDANI, kaasoo ay hadba raar la koraan...

I boorri intii aad i baqdin gelin lahayd! W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

I boorri intii aad i baqdin gelin lahayd!   Qof kasta, oo bani Aadan ah, wuxuu leeyahay, awoodo badan, oo uu Alle ku mannaystay. Awoodda Alle uu siiyay dadka, wuxuu ugu...

Qurbahaa i qiima tirey Q4AAD W/Q Maxamed Xaaji Xasan

                Qurbahaa i qiima tirey Q4AAD. Walaalkay Mahdi aad buu ii jecelyahay, weligayna il xun iguma eegin, waa dhab in walaaluhu diriraan haddey guri ku wada koraan, balse, waxaa jirta inaan...

Qandho jaceyl iyo guur qasab ah Q3AAD W/Q Ikraan Cali- Kaar

              Qandho jaceyl iyo guur qasab ah Q3AAD  In door ah markii ay hadalo kaftan iyo sheeko qosol ku lammaanan yahay is weydaarsadeen, ayaa Muna oo sina niyada ugu heysa saaxiibteed...

Maanso: Daliil- Raac Curiye: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid

  Maanso: bahda jiiftada- magaca:- Daliil-raac Curiye: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid   Waayadan ma dihanoo • Suugaan ma daalacan • Daahana kamaan furin • Dahaadhkiina kama jarin • Ka dib jirey warkeedoo • Daayey maanso gebigeed • Balse lagama daaloo •Dani seeto...

Shirib Murti badan. W/T Laashin: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

      Shiribkan waxaa curiyay, Laashin: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal" waa shirib sida aad ka dheehanayso,  murti iyo miisaan culus, waa Shirib ka hadlaya,  waxyaabaha  dadka waxtarka u leh iyo heerka...

SHEEKOOYIN