Codweyn oo dadki meesha isugu yimid kala eryaysa ayuu Daahir ku yiri: "hooyo, hal mar mala hadli karaa Raxmo?" Codweyn ayaa tiri: "maxaad u sheegeeysaa Raxmo?" wuxuu ku yiri:...
Diinta Islaamka iyo loolanka Alla koodnimada iyo Gaalnimada
Waxaa aad u badanaya dadka soomaalida ah ee diintii ka tagaya ama ha noqdeen mulxidiin(Alla kood) ama naf ha ka dayeen diimo...
Maansada Soorquureed.
Maansadan waxaa la yiraahdaa SOOR QUUREED, waa maanso ka hadlaysa, dhibaatooyinka socdaallada halista ah ee ay bulshadeenu inta badan mashaqada ku galaan ee TAHRIIBTA, anigoo intii awoodeyda ah...
BAROORTU MOOSKA KA WEYN
❝ Hadduu dirirka cawleed da'uu dunida maasheeyo
Dixidiyo dareemada hadduu daadku mulacleeyo
Dabku kama bakhtiyo Maxamadow dumarka reer Nuux e
Duntoodaa wanaagsan e hablaha laga ma doorteen e ❞ ~
...
“Afka Hooyo” Hees
Tixdan “Afka Hooyo” waxaan ku maamuusayaa Hooyadeey F. X. C, oo in ay hadalka iyo hawraarta i bartay ka sokow, hadaaq badan ka dib, wali ii ah qaamuus...
Maalinti xigtay Daahir markuu shaqada ka soo baxay, wuxuu aaday guriga Raxmo, gaariga soo istaagay marki la maqlayna, Raxmo iyo hooyadeed way garteen in uu Daahir yahay.
Codweyn waxay soo...