Guriga markay ku soo laabteen Daahir iyo Baariis, waxaa loo sheegay in uu Aabe soo wacay shan jeer in ka badan, Daahir oo qolkiisa ku jira oo dharka iska...
Hannaanxumo mise hoggaanxumo?! Q2AAD
Maxaa lagu gartaa hoggaamiyaha wanaagsan, diinta islaamkuna maxay ka tiri?
Marka laga hadlayo hoggaanka fiican ama hoggaamiye fiican, waxaa , in ay maskaxdeenna ku soo dhacdo, su’aasha...
Qurbahaa I qiimo tirey Q7AAD.
Qolkii Fadhiga oo aannu markaas fadhinay ayaan ka kacay oo waxaan galay qolka aan deganaa ee Habaryaro I diyaarisay oo fadhiga dheega ku haya, laakiin,...
Barfasoor!
“Waxaan ahay Barfasoor!” anoo leh, ayey i maqashayey ayeeydey Maka. Markaa baan ka soo laabtay Galbeedka, oo ah, markii iigu horraysay, ee aan dhulkii ku noqdo.
In kasta, oo aanan...
Weerarka waxaa u wehel ah wareer!
Dunidan aan ku noolnahay, ugub ku ma ahan, in weerar lagu qaado goob ey dad badani joogaan, is la markaana uu ka dhasho, qasaaro...
Codweyn oo dadki meesha isugu yimid kala eryaysa ayuu Daahir ku yiri: "hooyo, hal mar mala hadli karaa Raxmo?" Codweyn ayaa tiri: "maxaad u sheegeeysaa Raxmo?" wuxuu ku yiri:...