suugaan

Gabayga; GUHAAD Curiso; Amino Abdullahi Yusuf

Gabayga; GUHAAD Gabayga; GUHAAD   Adduunyada kolley garannay, oo way gebidhacyeeysaa e Gaajiyo harraad iyo marbaad, oon la gubataa e Marbaa galal xareed ku gashaa, lagu garguurtaa e Gacmahaaga aad uga baxdaa, gaajo iyo oon e Galladaa...

QOOREY W/Q; Shaakir Maxamed Cabdullaahi

QOOREY   AFEEF Sheekadani waa mala-awaal (fiction), dhacda kasta oo run ah oo sheekadani ay u ekaato waa wax isku soo beegmay si kama ah. Cid nool ama dhimatay oo ay ku...

Nin Sigtay Ma Noola! W/Q; Shaakir Maxamed Cabdullaahi

Nin Sigtay Ma Noola!    Toban iyo kow sano ayaan dhiganayay dugsi. Dhawr bil kaddib waxaan u gudbayaa fasalka ugu danbeeya dugsiga sare. Hadda waxaa la joogaa xilligii uu dugsiga fasaxa...

Gabayga: Godol maal Cyriyel; Saciid Muuse (Ustaadka)

Gabayga: Godol maal Gabayga: Godol maal   Gobaa xidid leh, gacal baa leh xigis, gudis abaal baa leh Gar baa furis leh, geed baa leh tagis, gubasho, ciil baa leh Jannaa galis leh, Naarbaa...

SHEEKOOYIN