suugaan

Gabaygi (Koonfur Afrika ) Curiye abwaan Bilaal Axmed Wali

Gabaygan wuxuu soo baxay 22/04/2015, kadib markii soomaali badan lagu laayey amase lagu gubay laguna boobay xoolahoodii iyo hantidoodii. sidaan wada ognahayna wadanka Koonfur afrika ( South afirca) Wuxuu ka mid ahaa wadamadii soomaalidu ay ka taakulaysay...

Heesta: Qoor iyo xeralaay!

Heesta: Qoor iyo xeralaay! Soomaali qabweyn Soomaali qalbila' Soomaali qardaran Soomaali qarriban Qalin diiddooy Qori wadatooy Qowlkii EEBBIYO Qayrka xooraay Isma qaaddooy Walaalkeed qala Hadba labo qolo Isku qoomaay Nin dantiis qumay U qanbaanaay Qulqul socotooy Qaxooti indhala' Kaam qurmoon iyo Qurbe joogyahay Qadaf iyo caay Ku qaxweeyaay Qoor iyo...

Gabayga Waxbarasho.

waxbarashada waa maanso waano iyo wacyi galin isugu jidha waxaan maansadan hal abuuray abwaan ladane cabdi taariikhdu markay ahayd 27-4-2015. Da'da gabay markaan doonayaan caliyow dooxaaye. Dugsigiisa kama leexiyiyo dawga maansada'e. Waxay...

Maansada Xigmad badan, Curiye: Daadax Halyeey Carafaad

Maansiyo xaraga deed Suugaanta xaradhkeed Xarafkaan jeclaystaa Nin xeerkeeda mariyo Ku xeel dheer ayaan ahay Nin xariirta shaalkiyo Taajaka u xidhaan ahay Xumaan uma adeegsado Kumana xoolo day dayo Xikmad weeye mawluhu Xiskaygaa ku daabacay Afartaa xagaa dhigay Xeeshey araar saday Xikmad...

Gabayga Isku Duubni. Curiye: Bilaal Axmed Weli

Gabaygan (isku duubni) waa Gabay ka hadlayaa Muhiimada Midnimadu leedahay iyo is ku duubnida umadda soomaaliyeed o ay noqoto mid qura anigoo la hadlaya dhammaan umadda soomaaliyeed:   Ka bogasho wcn:   1.Nimanyahow...

Gabay Dulmi Baaje.Curiye Ibraahin Cawil Cali(Cawke)

Gabaygan waxaan kula hadlayaa rag aannu saaxiibbo nahay, muddo labo sano ahna aan xalaqaad diini ah wada baran jirnay, raggaasoo ku gacan-sayray xalaqaadkaas ayagoo ka tirsanaya sheekhii kitaabada noo...

Heestii Dhagarqabe South Afrika, Codkii Cumar Shariif.

Erayadii Cabdiraxiin Hilowle Galayr Laxamkii Axmed Yaasiin Codkii iyo Muusigii Cumar Shariif Duubistii Studio Cumaraani.

“DAAHYALEEY” Maansadii shanaad ee Jawaabta Maansadii “Duurxul” Curiye; Maxamad Xuseen Faarax

"DAAHYALEEY" Maansadii shanaad ee Jawaabta Maansadii "Duurxul" Curiye; Maxamad Xuseen Faarax  Maansada: Daahyaleey   1- Doorkii abwaankoow 2- Daneeyihii wanaaggoow 3- Dalladdii waddanigoow 4- Daacad ina Galeyroow 5- Cabdiyoow ducaysane 6- Duurxul maansadaadii 7- Satarlaydka duulaa 8- Deg-degsiimo ii...

Jawaabtii Afraad ee Maansadii Duurxul, Curiye Abwaan Xaayoow.

Waa maanso la yiraahdo (xidiga ladaawado) waxay daba socotaa maansadi Duurxul. Abwaankii idirayoow Duurxul maansadaadii Dareenkeedi waan helay Weli danabyadeedii Doobtiyo xanuunkii Dubihii dareemada Waygu soo duxaayoo Laabteydu may degin Areey daacadsanidaa Oo dowladnimadiyo Dad walaala oo mida Doondooni ogidaa Doqontaan dabuubtiyo Dulucdiyo...

Maansadii Saddexaad ee Jawaabta Maansada Duurxul.Curiye M.C. Dhicisoow.

Dardaaran 1. Gallayrow da’daadii 2. Gabaygii dahaarnaa 3. Duurxul loogu magac darey 4. Inkastoon dabuubtaa 5. Jawaab deeqda aan wadin 6. Inyar aan ku daro ee 7. Duruufaha waxaa badey 8. Waxa diifta nagu ridey 9. Waxa dunida...

SHEEKOOYIN