2 Afafka lagaga hadlo qaaradda Afrika2.1 Afka Xamito-Semitig (Afro-Asiatic)Afka Xamitic-Semitic oo ah af ay ku hadlaan dad lagu qiyaaso in ay kor u dhaafayaan ilaa saddex boqol iyo konton...
Geeraar: Calan Yahow Rag U Hoobtay! Geeraarrkan “Calan yahow Rag U Hoobtay” waxa aan curiyey bishii Juun 26-keedii, sanadkii 2016. Maalmaha xorriyadda ayaa aan ugu talogalay in aan uga qeybgalo...
Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q14AAD Sooyaalkii iyo Suugaantii Abwaan Jimcaale DhegataagSidaan horeba u balan qaadney inaan ku soo qaadaneyno ama uga hadleeyno, qoramadeenii taxanaha ahayd ee Xeerka iyo Xidmadda shiribka,...
Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q12AAD Halqabsiga Shiribka.Waxaan weli ku guda jirnaa kala hufkii iyo kala haadinti qormooyinkii ku saabsana "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" ee taxanaha noo aheyd. Marka haddii ay...