Sal fudeedka yaan loo abtirsanin Sida inta badan dadku isku maandhaafayaan, halhayskooduna yahay haddii talada waddanka la ii dhiibi lahaa sidaas iyo sidaas ayaan sameyn lahaa. U fiirso hadalka ka soo...
Hammi caashaq iyo hungo been ah Q7AADAxmed waxa uu la amakaagsan yahay dhagarta iyo siday u hodey Nasra, masa hubo in hadalka Najma run yahay, waxa uu ka fikirayaa...
Waxaa hubantiya in bulshada Soomaalidu tahay Afmaal, sida badan adeegsata Afka marka loo fiirsho qoraalka.Middaas waxeey haddana ku tusee in aa nahay bulsho leh dhaqan iyo Suugaan mug weyn...