Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Sheeko
Curis
SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.29aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)
Maamulka Laashin
-
February 26, 2015
0
Caydaruus waa nin jecel inuu taariikh nololeedkiisa runta ka sheego, gabar kasta uu u sheegayna way kaga tagtay, waayoo waxaa u muuqata inuu Caydaruus laheyn ehel iyo qaraabo, maadaama...
SII AQRI
Sheeko
Xabsi doon Q14AAD Qalinkii: Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)
Maamulka Laashin
-
February 23, 2015
0
Xabsi doon Q14AAD Habeenkii markuu noo dumay ayaa nalagu gurey meel u eg, xero Injiyadii Soomaaliya waxaana hal meel lagu wada xareeyey 30 qof dadkayaga Soomaalida noqday waxaanu noqonay tiro...
SII AQRI
Curis
SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.28aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)
Maamulka Laashin
-
February 23, 2015
0
Waxaa guriga soo galay Aabe Xuseen oo kaligiis ah, Xasan oo hooyadiis waydiiyay ayuu u sheegay inay ku soo hartay guriga Eedo Xabiibo, markaa kadib ayuu fariin ugu faray...
SII AQRI
Curis
SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.27aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)
Maamulka Laashin
-
February 21, 2015
0
Hooyo Khadiijo ayaa u yeertay wiilkeeda Maxamed, waxayna u sheegtay inay u imaaneyso Deeqa oo rabta inay raaligeliso, Maxamed ayaa ku yiri: "hooyo sheekadaas goor hore ayay dhammaatay, mana...
SII AQRI
Curis
SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.26aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)
Maamulka Laashin
-
February 19, 2015
0
Hooyo Ruquyo waxay ka xumaatay nabsiga ay gabadheedu ka gashay Macalinkeeda iyo carada ay kala kordhacday reerkiisa markaa ayay gabadheeda waydiisay: "maxaa kugu kallifay inaad sameyso intaas oo xumaan...
SII AQRI
Curis
SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.25aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)
Maamulka Laashin
-
February 17, 2015
0
Busaad ayaa Xasan waydiisay: "walaalkaa yaad u xuli laheyd? ma habaryarteey? mise gabadha habaryartaa?" Xasan ayaa yiri: "waxaan aad uga helay hadal uu walaalkeey ku yiri Aabe iyo Hooyo,...
SII AQRI
Curis
SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.24aad W/Q. Ahmed Hayow (Dulmidiid)
Maamulka Laashin
-
February 15, 2015
0
Deeqa Bashiir majecleysan go'aanka deg dega ah oo ay hooyo Khadiijo ku gaartay inay gurigeeda u raacdo, sababtoo ah waxay ka baqeysaa inay isku dhacaan hooyadeed iyo hooyo Khadiijo,...
SII AQRI
Curis
XABSI DOON Q: 13AAD W/Q: Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)
Maamulka Laashin
-
February 13, 2015
0
XABSI DOON Q: 13AAD Markaanu saxaraha soo dhexgalnay, ayaa waxaannu goor fiidnimo ah isa soo taagnay meel gabaahiira, Cirkaa dheer dhulkaa dheer, Geed iyo gabaad ma leh dhinac walbana waxaa kugu...
SII AQRI
Curis
SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.23aad W/Q. Ahmed Hayow (Dulmidiid)
Maamulka Laashin
-
February 13, 2015
0
Doodi dheereyd oo xalay dhex martay Maxamed Xuseen iyo waalidkiis, waxay ku soo dhammaatay in Maxamed uu layimaado gabadha uu guursanaayo muddo lix bilood ah gudeheed, muddadaas oo ah...
SII AQRI
Curis
SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.22aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)
Maamulka Laashin
-
February 10, 2015
0
Deeqa Bashiir waxay habeenkaa seexatay ayadoo faraxsan, subaxdi oo jimca aheyd ayay soo aaday Biibitadi reer Xuseen, waxay ugu timid Caasha oo kaligeed joogta, Biibitada waxaa subaxdi furi jirtay...
SII AQRI
1
...
96
97
98
...
102
Page 97 of 102
SHEEKOOYIN
Damac Dad iyo… W-Q Abdulle Abdi Karim
July 31, 2026
YAA KA DANBEEYA OLOLAHA: W-Q : Maxmud Adan Jaamuus
July 30, 2026
Hooyadu waa lama huraan W-Q Abdulle Abdi Karim
July 28, 2026
DABIN IYO DAKANO Q-4aad W-Q : Abdulle Abdi Karim
July 18, 2026
Waqtiga iyo Wacyiga Dadka, W-Q: Abdulle Abdi Karim
July 6, 2026
DABIN IYO DAKANO Q-3aad W-Q: Abdulle Abdi Karim
July 1, 2026
Cart
Your cart is empty!
Return to shop