Aamina waxay shirka ka soo fadhiistay gaariga Daahir, asagoo ka fekeraaya xalki uu ka gaari lahaa mushkiladaha jira ayay Aamina ku tiri: "ma laguu sheegay sababta aan Qoryooleey u...
Sabannadii samaa!!Q1AAD.
Horudhac
Waa sheeko xambaarsan farxad, murugo iyo ku cibri qaadasho una baahan in si fiican loo dhuuxo nuxurka ku jira. Maahan ku tiri kuteen, mala-awaal iyo wax la mida...
RAJO KU NOOL!
Waxaa jira laba wiil oo walaalo ah. Wiilashu waa is ku aabbe kaliya, oo labo bah ka soo ka la jeeda. iyagoo yaryar bay labadii waalidba ka...