Sheeko

Milicsiga Noloshayda. ( Sheeko) W/Q Mohamed Musa Sh Noor

                                                        Milicsiga Noloshayda SHEEKO(Milicsiga Noloshayda) QAYBTII 4AAD W/Q Mohamed Musa Sh Noor Waxaa tahay Gabadha Mucjisada ee aan naftayda u hibeeyay, waan ka xumahay aniga oo aaba ah ayaad ii imaan...

Sheeko taxane: Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q6AAD W/Q: Xuseen M.Cabdulle “WADAAD”

Horta yaa abaal gala..? Hadduu jirase yaa guda.? Q.6aad. Muggaan waxa Dalmar ay is hayaan, oo ay indhahiisu qabanayaan ma ahan dadkii uu hore u arkay oo sida ka yaabisay...

Sheeko taxane ah:Addoonsigii Gurracnaa!!Q1AAD W/Q: Muxamed Xuseen xasan Qoordheere

Addoonsigii Gurracnaa!! Falis waa agoon iyo rajay, aabbaheed Xasan wuxuu dhintay iyadoo bilooyin jirta, geeridiisii ka horna wuxuu kala Dardaarmay nolasheeda dambe, Macalin Yuusuf,oo ay ahaayeen saaxiibo iyo daris wanaagba, Xasan...

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 14aad. W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)

   Cali yare waxuu sugayaa markaan jawaabtayda, ka horse intaanan ujawaabin waxaan jaleecay raggii kalee ila dhagaysanayay, bal inay waxuun falcelis ah ka bixiyaan, iyana waa kuwaan xagayga soo wada...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q6aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, ganuun, Gasiin (Q.6aad)  "Sheeko, sheeko Sheeka Xariir" Hurdo ama jiifku waxaa la yiraa waxay qaraabo soke yihiin geerida. Odaygi ayaa hurdo camiiq ah ama dheer bitiq la yiri. Daal mug weyn...

Sheeko gaaban: Tartan dhex maray wiil iyo aabbihii W/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud

Tartan dhexmarey wiil iyo Aabbihii. Waxaa immin hore ka dhacday meel ka mid ah deegaamada baadiyaha Soomaalida gaar ahaan kuwooda reer Guuraaga ah, Sheeko  caanbaxday oo noqotay mid looga sheekaysto...

Quraafaadka Faaliyaha Q6AAD W/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud(Siyaasi)

Quraafaadka Faaliyaha  Q6AAD Waxaa isbitaalka yimid isla maalintaas saacadda marki ay ahayd shanti galabnimo Dhamme Cusmaan iyo xaaskiisa oo xanbaarsan wiil yar oo ay dhaleen, da'adiisuna tahay sanad jir iyaga...

Quraafaadka Faaliyaha Q5AAD W/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud(Siyaasi)

Quraafaadka Faaliyaha Q5AAD Muddo laba toddobaad ah marki ay Maryan ku jirtay isbitaalka, shaqaalihi isbitaalkana intooda badan ka war hayn jireen xaaladeeda sida ay tahay mar walbo, jirkeedana sidi ka...

Sheeko Gaaban; Xaaskayga waxaan furay Lix sababood! W.q; Cabdullaahi M. Maxamuud(Siyaasi)

Sheeka Gaaban. Xaaskayga waxaan furay Lix sababood! (U Carbi Ubadkaaga Nolosha Guurka iyo Guriga cusub.) Mid ka mid ah sheekooyinki hore ee berisamaadka nalooga sheekeyn jiray iyo xikmada laga rabay oo ahayd...

HABEENKII KUN KA HANEEN! Q5aad W/Q: Xasan Yuusuf “Leego”

HABEENKII KUN KA HANEEN! Q5aad Xariir cusub, is ku deegaan, qurbo, waxbarasho iyo aqoon sare, (Allow mahaddaa). Labao maalin oo xariir ah Axmad iyo Aasiya ka ma aysan nasan baraha...

SHEEKOOYIN