Sheeko

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)Qaybtii 9aadSi aan wax badan u ogaado ayaan go'aansaday in quraacda iyo cashada aan gacantayda ku diyaariyo waa sida aan samayn jiray marka ay...

Farxaddii Luntey Q4AAD W/Q: Cabdul Cabdikariim(Jallaato)

   Farxaddii Luntey Q4AADWarqad furan  Ka: Gacalisada oo ku jecel Ku: Nuurkii indhaheyga .. Waxaan hawada kuu soo marinayaa salaan ka soo go'day kashka iyo laabta, salaan kaddib. Waxaan...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q14AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirs

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q14AAD Saacadihiibaa ku balamay iney dhaqaaqaan, socodkoodii caadiga ahayna iska sii wataan, oo aysan cidna u joojin waa sida ay had iyo jeer u...

FILANWAA Q12AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

 FILANWAA Q12AAD Maxamed iyo Deeqa dhowr habeen ayay Telefoonka ku wada sheekeysteen, waliba si wanaagsan lays kula fahmay kaftankii. Maxamed gabadha aad ayuu ugu qushuucay hadaladeeda aad ka u macaan,...

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh) Qaybtii 8aad Maalintii 3aad markaan waqti wada qaadanay waan dareemayay in dareenka jacaylkeena iyo isu baahnaashaheena uu soo laabanayay, wax caajis ah oo...

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh) Qaybtii 7aad Jilid Jacayl ayaan ugu tala galay balse waxaan kusii siqayay Badwayn Caashaq lasoo cusboonaysiiyay, xubin walba oo jirkayga ah si wanaagsan...

FILANWAA Q11AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q11AAD Sagal markii ay Maxamed usheegtay in saaxiibteed Canab la soo furay  aad ayuu uga naxay, waxa uuna yiri: “waan ka xumahay in walaashay gurigeedu dumo” intaa kaddib waxauu Sagal...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q12AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q12AAD Saaxiib waan ogahay inaad garab iga rabto, diyaarna waan u ahay in aan xal kula goobo arrinta ugubka kugu ah adiga ee ku...

Dardaaran Tawl(Waalid) Q1AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Dardaaran Tawl(Waalid) Q1AAD.Waa soo jireen iyo dhaqan ab ka dhaxal ah in Tawl weliba la dardaarmo ubadkiisa una gudbiyo talo iyo tusmooyin nololeed, isaga oo ku kordhinaya waayo aragnimadiisa...

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh) Qaybtii 6aad Habeenkaas aan kusoo tala galay waxba iima suura galin, buuq iyo oohin ayaa hareeyeen kulankeenii, balse ugu yaraan farriintayda way gaartay...

SHEEKOOYIN