Sheeko

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q24AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been Q24aad. Xiireyna wuxuu gudagalay, wareysigii gabadha, markuu dhammeystay xogteediina helay  isaga ayuu gacanta ka qabtay wuxuuna billaabey meher beenaadkii, waxa uu iska dhigay nin qur’aan...

Filan waa Q24AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q24AAD Maxamed Telefoonkii ayuu ku damiyay Deeqa, wuxuuna ku yidhi: walaalo ma awoodo inaan xiligan kulla hadlo fadlan madaxa ayaa i xanuunayaa waan seexanayaa macasalaama. kaddibna telfoonkii ayuu...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q23AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q23AAD  Wax la sugaaba goor bay yimaadaane,  saacaddii lagu ballamay ayaa la gaaray Nasrana waxa ay eegta hadba saacadda waxa hadda la jooga ammintii la...

Baraha bulshada: Dhib iyo Dheef W/Q: Cabdikariin Xuseen

  Baraha bulshada: Dhib iyo Dheef Kacdoonka tignoolajiyadeed ee dunida ka tisqaaday, wuxu suurageliyey in adduunku noqdo tuulo yar oo iska wada warhaysa. Mar kale warbaahinta xidhiidhka bulshadu waxay dunidii...

Filan waa Q23AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q23AAD  Maxamed ood moodo inuu xog hore sii hayay, ayaa la soo booday hadal kulul waxuuna ku yidhi: “waxaan aaminsanahay in sheekadaa aad akhriyayso waxba ka jirin, waxwalba...

FARXADDU IIB MAAHA Q/15AAD

FARXADDU IIB MAAHA Q/15AAD Odayadii iyo wiilkii yaraa markii la marti sooray kaddib ayuu Keyse weyddiiyay bal in ay u sheegaan magaca wiilkaan Aabbihiis, waxa ay ku dhaheen waxa la...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q22AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q22AAD Isna wuxuu rabaa in uu lacagta u timid qaarna ku labisto, oo uu isku qurxiyo, inta kalana maalmaha hore  Nasro maqaayado qurxoon  ku...

Filan waa Q22AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q21AAD Dagdaga iyo hubsiino la’aanta Maxamed waxa ay horseeday inuu dhibaato badan iyo ceeb kala kulmay waalidkii iyo walaalihii, iyagoo ku eedayay in uuna aqoon durugsan u lahayn...

FARXADDU IIB MAAHA Q/14AAD

FARXADDU IIB MAAHA Q/14AAD Dhan kale Keyse waa uu tabar galay Hooyadiis Degan Xaaji waxa ay ugu sheekeyn jirtay Aabbihiis iyo halkii uu ku danbeeyay iyo habeenkii isku aragti danbeysay...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q21AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q21aad. Waxaa la soo gaaray hoteelkii uu rabay in uu Nasro dejiyo, qol fiican ayuu u dalbay oo labo nafar ah, dhammaan ballamadii saaxiibkiis kolkii...

SHEEKOOYIN