Sheeko

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q30AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q30aad. Fikradaasi waxa ay noqotay mid wanaagsan oo laysla qaatay, waxaana loo bandhigay Nasro, ayaga oo og in aysan diidin Karin, ayay si quursiya...

Filan waa Q32AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q32AAD Deeqa markay halkaa sheekada marinayso ayaa waxay maqashay, dhawaqa xabbado tacshiir ah iyo qaylo nin cod dheer oo  leh alla i qaada alla i qaada, intay naxaday...

Doob gaamuray! Q2AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob Gaamuray! Q2AAD. Waxa uu soo tallaaba gaabsadaba, carra tuur ay dhir badani ka kor baxday oo balliga kor kiisa ahaa buu Guuleed, isaga oo is gaabinaya aayar u soo...

KADINBAX. Q4AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

KADINBAX. Q4AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” Wiilkii dib ayuu ugu soo celiyey hooyadii, waxana uu ku yiri; wiilkaagu waa Soomaaliyoobay ee sidiisa ku hayso, ama iyaga isaga dar derbi...

SHEEKADAYDA

  Waan ashqaraaray markaan dib ugu soo laabtay guriga. Muuqaalka, carafta iyo dareenka waa iskummid. Waa markaan ogaaday in dadku isbeddelay laba qof mooye: aniga iyo hooyo. Waa boqorad dhuxulmadow...

WAAYIHII WARSAME Q4AAD W/Q: Cali M. Diini

WAAYIHII WARSAME Q4AAD                                    Subaxdii aroortii hore ayaa waxaa soo kiciyay maamulihii maqaayadda, kurshiinka ayaa...

 Ma Illoobi doono Q1AAD W.Q: Ibraahin-Nolosha

 Ma Illoobi doono Q1AAD Magaceygu waa Bile Raage. Ina Muslima Wardheere. Haddaanan aheyn qof dhoofay oo dhul shisheeye jooga, gu’geygu waa sagaal iyo labaatan jir. Waxa aan ahay rejo-suge higsigu...

Doob gaamuray! Q1AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q1AAD Waqtigu wuu is gurayay, Diiqii baa ciyay, salaad subaxna waa la tukaday, markaasi ka dib, baalalleyda duusha ee geed fuulka ah ayaa isku darsaday sawaxankoodii jalajalamta ahaa...

WAAYIHII WARSAME Q3AAD W/Q: Cali M. Diini

WAAYIHII WARSAME Q3AAD Ayaan kadib Warsame waxa uu yimid tuulladii ay ku ballansanaayeen Burhaan oo Hargaysa ka imaanaya, waxa uu la kulmay Burhaan oo uga soo horreeyay u na sheeg...

Filan waa Q31AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q31AAD Dhakhtarkii wuxuu ii sheegay sheeko naxdin iyo murugo igu abuurtay,wuxuu yidhi: “Uur  lix bilooda ayaad leedahay! Yaab facaj iyo Filanwaa waa tan oo kale, waxa aan ahaa  gabadh da’yar sidaa...

SHEEKOOYIN