Lama Filaan Q/8aad
Oday Maallin Barqadle waagaa ku baryay waxa uu ogaaday in sirtiisii ay bannaanka taal oo aan waxba u qarsooneyn, waa mar oo Minyarada wax badan buu qarinayay...
Lama Filaan Q/7aad
Bilan waxaa u cuntami waayay in arooskeedii ay muddo badan qabanqaabineysay in Aabbaheed u banbaxay.Talo ayaa ku caddaatay, ma taqaan si ay Aabbaheed u weyddiiso wixii dhacay...
Lama Filaan Q/6aad
W/ Q Abdulle Abdi Karim (Abka Xaaji)
Bilan yaab iyo amakaag bay ku noqotay waxa uu Xaange ka hadlayo, waxa ay rumeysan la'dahay inuu lug gooyo aan laga...
Toddobaadkii hore waxaa Perth nagu soo booqatay qoraa Nimco Noor oo ah qoraa qortay buugaag af Soomaaliga laga barto, sidoo kalena ah sheekaqore horay u qortay buug sheekafaneedda ah...
QAB IYO QUURSI
Faallo kooban
Maalin aan sidii u sii fogayn waxaa i soo gaaray labo bashqadood oo ay ku jiraan buugaag la iiga soo dhiibay Hargeysa, Nayroobi iyo...
Bilan waxa ay u aheyd maalin farxadeed waa maalinkii arooskeeda, cilaankii iyo cusburkii baa ku xardhan, waxa ay dhegta ku heysaa hoolka meherka ka dhacayo wixii ka soo yeeri...
Waxa at tiri:Jamiilo on hadalkeeda Sii wadato
Agteeda ayaan ku 15 jisaday daruufta iyo darxumada an la noolahay markaan arko iyo quruxda iyo heybadda asaageey ka muuqato iyo sida waalidkood...
Buugga Col iyo Nabad oo ay isla qoreen qoraa sare Warsame Axmed Camale iyo Dhigiisa Beate Harant.
Buugga waa buug ka kooban qoraal lagu kabay Farshaxan.
In aad aqrisaa dhowr daqiiqo...