Faadumo waa cabursan tahay ciil daraadiis cunaha ayaa kala go’ay,madaxeeda waxaa ku hirdamaya is diidooyin, waxa iska soo daba dhacaya, xasuuso, weydiimo iyo arrima badan oo wareer galshay, qofkii...
Baadi goob baahi badan!!!
Qaybta 19aad
Qoyska reer xaashi dhaqaal xumo daran ayaa kusii badanaysay taas waxay sababtay in wax badan ay waayaan hanti badan oo ma guurta ahna ay dib...
Baadi goob baahi badan!!!
Qaybta 18aad
Waxaa socday dadaal walba oo xaashi xabsiga looga soo saari karo, maryan waxay la wadaagtay c/ rashiid in telkeeda uu ka jeebsiibay nin ay tilmaan...