Sawirka Maanta

Qoraa Nimco Nuur iyo Australia

Toddobaadkii hore waxaa Perth nagu soo booqatay qoraa Nimco Noor oo ah qoraa qortay buugaag af Soomaaliga laga barto, sidoo kalena ah sheekaqore horay u qortay buug sheekafaneedda ah...

QAB IYO QUURSI: Faallo kooban | qore: Cali M. Diini

QAB IYO QUURSI Faallo kooban Maalin aan sidii u sii fogayn waxaa i soo gaaray labo bashqadood oo ay ku jiraan buugaag la iiga soo dhiibay Hargeysa, Nayroobi iyo...

WAAN TAGEY | Qore: Cabdinaasir-Xiddig

WAAN TAGEY Qore: Cabdinaasir-Xiddig     Markaan u dalaabay duni kale baan Dadkaygii u xiisay doornaa. Macsalaamayntu waa mid inta badan murugo iyo hilow xambaarsan. Marka aad dhabarka xejinayso xigtadaada, widaayadaada iyo midda...

AARSI | W.Q. Cabdinaasir-Xiddig

AARSI Guri jiingad ah oo aad ugu dhow gurigeenna ayuu deggan yahay, inkasta oo qoyskiisa intiisa badan aan is naqaano, gaar ahaa gabdhaha la dhashay oo qolkayga TVga ku...

BOOLI BARAKAYSAN Q.3AAD

BOOLI BARAKAYSAN                    Sheeko                     Q. 3AAD waxaa qoray Cali M. Diini Maxaan sameeyay? Maxaan se...

CAWRALA IYO CALI-MAAX

CAWRALA IYO CALI-MAAX   "Cali-maax sidii johoraddii, yaanan kuu jamane Jannadii sidaa tahayna yaan, jawda kugu hayne Dabadeedna kala jiidanine, mar ila soo joogso"... -Cawrala Barre. Sheekadaan waxaa lagu tiriyaa in ay ka mid...

BOOLI BARAKAYSAN  Q. 2AAD | W.Q. Cali M. Diini

BOOLI BARAKAYSAN  Q. 2AAD W.Q. Cali M. Diini   Waa hagaag. Sheekada aan kaaga sheekayn doono waxa aan ugu magacdaray Booli Barakaysan. Waxa aan kaa doonayaa in aadan sheekada iga koobin ee keliya...

BOOLI BARAKAYSAN Q. 1AAD | W.Q. Cali M. Diini

BOOLI BARAKAYSAN Q. 1AAD W.Q. Cali M. Diini Ka dib sitimaan aan bariga iyo koofurta Mudug gaalaabixinayey, aniga oo laylacalaawida aan wato u eg, habaaska iyo qaanjeerta igu taal, baan magaalada jidka...

JACAYLKII MULLIYO IYO XUSEEN MEECAAD

JACAYLKII MULLIYO IYO XUSEEN MEECAAD "Waaxyaha jidhkaygaay Haddaan ku waayo Waa ii waxyeelee Alla ku aaway?" -Xuseen Meecaad. "Kuu waashay waashay Naftaan wareertay Ha wayrax goysee Anna i way kan...."...

HEESTII LUMBUMBA | Cabdinaasir-Xiddig

HEESTII LUMBUMBA 17-dii Jannaayo ee sanadkii 1961-dii waxaa guud ahaan dadka reer Afrika u soo yeeray war aad u naxdin badnaa, war uu qof kasta oo afrikaan ihi la qadiimooday,...

SHEEKOOYIN