Qormooyin

BAALALROGIDDA BIDHAAMIYE W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

BAALALROGIDDA BIDHAAMIYE Bidhaamiye waa dhigane ka faalloonaya kobcinta afka Hooyo. Mar haddii lagu yiri: “HOOYO” Waad garatay inay tahay halka laga soo askunmo ee billaaw u ah jiraalka. Hooyo waa...

KADINBAX. Q4AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

KADINBAX. Q4AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” Wiilkii dib ayuu ugu soo celiyey hooyadii, waxana uu ku yiri; wiilkaagu waa Soomaaliyoobay ee sidiisa ku hayso, ama iyaga isaga dar derbi...

WAAYIHII WARSAME Q4AAD W/Q: Cali M. Diini

WAAYIHII WARSAME Q4AAD                                    Subaxdii aroortii hore ayaa waxaa soo kiciyay maamulihii maqaayadda, kurshiinka ayaa...

Gabayga Tababbar. W/C: Laashin Xasan Cabdi Abtidoon

Gabaygaan magaciisa waxa la yiraahdaa: "TABABBAR" waxa curiyay laashin Xasan Cabdi Abtidoon, waa gabay si guud iyo si gaar ah ba Soomaalida ula hadlaya. Wuxuu na u dhacay sidaan: Beel...

 Ma Illoobi doono Q1AAD W.Q: Ibraahin-Nolosha

 Ma Illoobi doono Q1AAD Magaceygu waa Bile Raage. Ina Muslima Wardheere. Haddaanan aheyn qof dhoofay oo dhul shisheeye jooga, gu’geygu waa sagaal iyo labaatan jir. Waxa aan ahay rejo-suge higsigu...

TANI WELIGEED BAY JIHAADAYSAY! W/Q: Suldaan Nayruus

TANI WELIGEED BAY JIHAADAYSAY! W/Q: Suldaan Nayruus. Waa aan kuray ahaa ayaa niga oo marar kala duwan raadye daarnaa mawjadihiisa warwareejinaya, waxa aan geeyey meelo ay ku kala jireen raadyihii...

 BARO BOQOL ERAY; Casharka 8aad W/Q: Caliqeyr M. Nuur

BARO BOQOL ERAY; Casharka 8aad Kal – Laab Kal:Tib, tiir labada af ka gamuuran oo badarka lagu tumo. Tusaale: Kal iyo mooye ayey reer miyigu badarka ku tuntaan. Laab: Duub, duubid;...

Doob gaamuray! Q1AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q1AAD Waqtigu wuu is gurayay, Diiqii baa ciyay, salaad subaxna waa la tukaday, markaasi ka dib, baalalleyda duusha ee geed fuulka ah ayaa isku darsaday sawaxankoodii jalajalamta ahaa...

KADINBAX. Q3AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

KADINBAX. Q3AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” Waayuhu waxay is guraanba waxa mar kale yimid Axad. Joon hooyadiina sidii caadada u ahayd-ba, Axaddaan waxay mar kale isu diyaarisay, inay is...

MANSADII: XAALMARIN QARAN. W/C: Xasan Cabdi Abtidoon

Maasadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: "XAALMARIN QARAN" waa maanso/Jiifto ka hadlaysa dhibaatada haysata Ummadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho oo madal laysku hediyo noqotay. Maansada...

SHEEKOOYIN