Qormooyin

KADINBAX Q5AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

KADINBAX Q5AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Joon waa aqbalay muran dheer ka dib, inuu alaabta u haayo, bannaankaana ku sugo. Balse, kuma farxin in loo diido inuu galo masaajidkii...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 63aad                                         1-Maanta oo kale Maanta oo kale ma soo laaban doonto, ee sida ay tahay uga faaiidayso. Saaxiibtinimada badi, qof...

Doob gaamuray! Q3AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob Gaamuray. Guuleed, oo aad iyo aad uga naxay eraygii kululaa ee Gobaad ka soo yeeray ee canaanta u muuqday, ayaa markiiba la soo booday "Gacaliso is deji, Doobnimo waa...

Ma Illoobi doono Q2AAD W.Q: Ibraahin-Nolosha

Ma Illoobi doono Q2AAD Dugsiga qur’aanka (malcaamad) ayuu xiriirkeennu ka billowday innagoo da’ ahaan aan shan sano gaarin. Dugsiga hoose, dhexe iyo sarena waan kala war haynay, in kastoo aanan...

WAAYIHII WARSAME Q5AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q5AAD  Dhawr bilood kaddibna Warsame waxaa laga dhigay kabalyeeri(Mudalab)  cuntada dhiiba dalabkana qaada. Maalmihii hore waa uu ku dhibtooday qaadidda cuntada dhawr saxan oo bariis, baasto iyo hilib...

Nin Dhadhaab ku Xaday Tiin Wq A. M. Yusuf

Nin Dhadhaab ku Xaday Tiin SIDA GOLE WAYEEL ba, degel kasta oo kale waxa aad ku la kulmeysaa, erayo qoran. Qoraallo. Qoraallo du, laga yaabee in ay lahaayeen ama qoreen:...

FINANKA WAJIGA W/Q: Dr. Naaji

FINANKA WAJIGA   Finanka wajiga waxa ay dhibaato ku hayaan dad badan, gaar ahaan dhallinyarada. Wajiga oo ah halka badi quruxda qofka laga go’aamiyo iyo dhallinyarnimada oo ku beegan waqtiga qofku...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q30AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q30aad. Fikradaasi waxa ay noqotay mid wanaagsan oo laysla qaatay, waxaana loo bandhigay Nasro, ayaga oo og in aysan diidin Karin, ayay si quursiya...

Filan waa Q32AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q32AAD Deeqa markay halkaa sheekada marinayso ayaa waxay maqashay, dhawaqa xabbado tacshiir ah iyo qaylo nin cod dheer oo  leh alla i qaada alla i qaada, intay naxaday...

Doob gaamuray! Q2AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob Gaamuray! Q2AAD. Waxa uu soo tallaaba gaabsadaba, carra tuur ay dhir badani ka kor baxday oo balliga kor kiisa ahaa buu Guuleed, isaga oo is gaabinaya aayar u soo...

SHEEKOOYIN