Qormooyin

Ma Illoobi doono Q5AAD W.Q: Ibraahin-Nolosha

Ma Illoobi doono Q5AAD Markan waxaa soo dhawaatay xafladdii saaxiibkey, Dhaqane. Waan ku qabsanahay in aan codsado maalin fasax ah. Warqad baan u gudbiyey agaasimaha waaxda aan ka shaqeyno, oo...

Filan waa Q34AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q33AAD Maxamed hooyadii, waxay u la hadashay si degan, oo waano waalid ka muuqato, isla markaana Maxamed niyada u dhisaysaa, waxay tidhi: “Hooyo aroos iyo howshiisa ha inoo...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 65aad                                                      1-Hooyadaa Hooyadaa mar walba Boqor ay dhashay ayaad u tahay, adigase boqorka la dhalay ah maxaad ka aaminsantahay...

Doob gaamuray! Q5AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q5AAD Mahad-dheere, oo aad iyo aad uga gubanayay ereyadii kululaa ee ay Gobaad ku hiiftay, ayaa go’aansaday, inuu ka dhabeeyo doonista Gobaad iyo guurkeeda, isaga ooGeedka weyn ee...

Gabayga: HOGATUSAALE Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Gabayga: HOGATUSAALE Gabagaan waxaa ku jira (66) bayd, oo xambaarsan ilaa (150) sifo, sidaas daraaddeed lixdan iyo lixdaas bayd waxaa loo adeegsan karaa mahmaah, duurxul ama hogatusale hadba gudboon, ee...

WAAYIHII WARSAME Q7AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q7AAD Warsame asaga Ilaahay waa ka badbaadiyay xasuuqii meesha ka dhacay waxaa uu na ka mid noqday dad badan oo cag wax ka dayay si ay naftooda u...

KADINBAX Q7AAD. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Ma sugin inta xaaddo ka qabowdo e, Joon goobtii lagu ballamay ayuu soo roogsaday, milicda qorraxda oo weli gubaysa. Goorsheegtada ayuu indha ku xaday, mase waa ba xilli hore...

Ma Illoobi doono Q4AAD W.Q: Ibraahin-Nolosha

Ma Illoobi doono Q4AAD Waan gartay Magaca iyo wajiga gabadhu iguma cusbeyn, laakiin in leysku kaaya xiriirin karo marna kuma fekerin.  Istaahil, waxa ay ka mid aheyd musharraxiin u tartamaayey...

Gorfaynta GODOB iyo GALLAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Gorfaynta GODOB iyo GALLAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Dhiganaha Godob iyo Gallad waa Buug falsafadeed yaab leh! Kuna baraya waxa ay ku tiirsan tahay, ama ay tahay nolosha aadanaha,...

Akhriska iyo aqoonta! W/Q: Jamaal Abdinaasir

Akhriska iyo aqoonta! W/Q: Jamaal Abdinasir Goorta loo jalleeco xishoodka aqoonta, waxa is casila jaahilnimada, waxa isa soo sharraxa anshaxa quudinta maskaxda oo loogu baahdo fulinta nolosha. Buugta ha u akhrin inaad...

SHEEKOOYIN