Qormooyin

KADINBAX Q10 W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

JOON OO DUGSI QUR’AAN LA GEEYAY Dhallinyaradii waxay go’aansadeen inay Joon geeyaan goobaha laga barto Diinta sida duqsi Qur’aan iyo masaajid laga dhagays-to axaaddiista iyo fasiraadda Qur’aanka. Wixii uu waayahaas...

Doob gaamuray! Q10AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob Gaamurey Q10AAD Laba kala bariday kala war la’ baa la yiriye, Gobaad waa ay aragtay in uusan ahayn Guuleed kii hore ee kalgacalka iyo laab  dabacsanaanta ay ku taqaannay...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 71aad

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 71aad                                                1-Daacadnimada  Daacadnimada waa tiirka labaad ee nolosha ugu mihiimsan, waa mid ka mid ah muhiimadaha sifayntooda loogu jecel...

URURKII LEEGADA (SYL). W/Q: Bilaal Qaasim Fiqi (Aar)

URURKII LEEGADA (SYL). W/Q: Bilaal Qaasim Fiqi (Aar) Xoriyaddii ummadda Soomaaliyeed ay hanatay 1960kii, waxaa loo soo maray halgan aad u dheer oo dhiig badani loo qubay, isla markaasna halgamayaal...

WAAYIHII WARSAME Q13AAD W/Q: Cali M Diini

WAAYIHII WARSAME Q13AAD Warsame waxa uu iska qoray labo fasal oo kale kuwaas oo kala ah saynis iyo Ingiriis. Warsame tan iyo intii uu Gaboobe bartayba waxbarashadii dardar cusub ayuu...

Filan waa Q37AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q37AAD Odaygi fajac iyo Filan waa ayay ku noqotay arrinta uu wiilku ka dhawaajiyay, gabadhii uu is lahaa Maxamed u doon waaba qofka uu daryanka iyo durbaanka qaylada...

Hoggaaminta hagaagsan W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Hoggaaminta hagaagsan Hoggaamin ama hoggaamiye: Weedhan ayaa ah mid dulucdeedu tahay qof hormuud ah heer qoys, heer beeleed ilaa heer qaran iyo habkii ama hannaankii u hormuudkaasi u maareyn lahaa. Af...

WAA GABADHII ALBAABKA IGA FURI LAHAYD! W/Q: Suldaan Nayruus

WAA GABADHII ALBAABKA IGA FURI LAHAYD! W/Q: Suldaan Nayruus Waa baa waxaa jiri jiray, wiil iyo gabar muddo dheer oo ay isjeclaayeen ka dib, go’aan ku gaaray in ay isguursadaan....

KADINBAX Q9AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

KADINBAX Q9AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” Joon xaafaddiisi ayuu u laabtay, asigoo niyad jabsan. Ma sahlana inaad jirkaaga qayb ka mid ah Sakiin ku jar-jarto, ama lagu gooyo. Balse,...

DIB U KAABIDDA AFKA IYO FARTA SOOMAALIGA W/Q: Bilaal Qaasim Fiqi (Aar).

DIB U KAABIDDA AFKA IYO FARTA SOOMAALIGA. HORDHAC Afka Soomaaliga oo ah af aad u hodansan dhan walba oo laga eegana ka dhisan, baa la sheegaa in uu curdin yahay...

SHEEKOOYIN