Maxaa kaa hortaagan inaad Horumar sameyso?
Dabcan dad badan waxay isbedel u sameyn waayeen, waxaa jira waxyaabo dib u celinaya, kana hortaagan inay gaaraan horumar la taaban karo. Halkan hoose...
Danjire
Danjirennimadu Waa shaqo wax ku ool ah oo xasaasi ah, oo waxay ku saabsan tahay is baridda, iyo iskaashiga iyo wax is dhaafsashada laba dawladood iyo ku wada noolasnaha...
Q – 16aad
Gobaad, waxa ay weli cabsi kula hoos jirtaa geedihii iyo kushashkii ay ku dhex dhuumanaysay salkooda, waxa ayna dhagaysanaysaa, codadka wada sheekaysanaya ee dhankeeda ku soo socda,...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 78aad
1-Sabar iyo mahadnaq
Murugada ma harayso inta nolol jirto.
Dadka aan wanaagsanayna dunida kama dhammaanayaan inta nololoshu socoto
Yaabkuna kama dhammaanayo...
Wanaag iyo xumaan midkee ayaa aad filataa?
====================================
Nin xigmad badan ayaa fadhiyey waddo tuuladiisa laga soo galo. dabeedna nin socoto ah ayaa u yimid oo waydiiyey ``Waxa aan doonayaa in...