Qormooyin

Tiiraanyada noloshayda( QISO DHAB AH). Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Tiiraanyada noloshayda( QISO DHAB AH) Qaybtii 3aad. Wixii markaa ka dambeeyay qoyskayga xaaladdiisa ma daganayn ilaa saddex caruur ah ayaan ku dhalay muranka subaxaa bilowday. Xaaladda qoyskeyga xaalad dagan ma aysan ahayn,...

GARBADUUB Q5AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q5AAD  Iyadoo xaalku sidaa yahay wiilkiina uu ka xishooday, oo si uu ugu dayriyo aanu garanayn, ayuu ku yidhi sug, foolxumo ayay la noqotey inuu tago gabadha gurigooda oo...

MA TAQAAN SOOYAALKA HARGEYSA IYO MACNAHA MAGECEEDA? WQ; Cali M. Diini

MA TAQAAN SOOYAALKA HARGEYSA IYO MACNAHA MAGECEEDA? Intii awoowayaasheen iyo awoowayaashood juhdi ku bixiyeen barashada iyo xifdinta abtirsiinada haddii ay ku bixin lahaayeen qoridda iyo kaydinta sooyaalkeenna maanta ma aynnaan...

Saddex xagalka laga dumiyo bulshada W/Q: Cabdalla Qaasim Daamey

Saddex xagalka laga dumiyo bulshada Afeef Walow uu soomaalida ku habsaday burbur guud ahaaneed haddana waxaa la oran karaa midka ku dhacay qofnimada soomaaliyeed ayaa ah halka laga abbaaray boqna goynta...

Qalbi Qarax💔💔💔. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Qalbi Qarax💔💔💔 😢 😢 😢muddo ayuu daba socday oo dhinac walba ka riixayay sida ay mar uun gacantiisa usoo gali lahayd. Dadaal uma yareyn runtii dhan walba ayuu duulaan ka qaday,...

GARBADUUB Q4AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q4AAD Wuxuu aad uga werweraa side noqon doontaa noloshoodu, yaa garab iyo gaashaan u ah, yaa kaalmeyn doona, maxayse xaalkoodu ku sugan yahay? Guhaad habeen oo dhan wuxuu dhex dabaashaa...

Sheeko gaaban: DOOKHIIBA KA LUMAY W/Q: Cabdisalaam Macallin Xirsi

DOOKHIIBA KA LUMAY. Waa gabar gashaanti ah oo joogta goortii  ay gabarnimada ka baxi lahayd  gurina yeelan lahayd , ma jirto xayndaab  uga gadaaman ama ka horjoogaba helida lammaane ay...

Ku saabsan Gabdhaha. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Ku saabsan Gabdhaha Haddii ay si dhab ah kuu jeclaato gabar, way faraxdaa, way kugu faantaa, marka ay kula hadlaysana farxaddeeda ayaa muuqata, waxay jeclaataa inta kula xiriirto oo dhan...

WALI WAY SUGAYSAA!!! W/ Q. Mohamed Musa Sh. Noor

Wali waa sugaysaa!!!! Waxay ku noolayd dhul doog qurxoon, sidoo kale marka ay qorraxdu dhacdo sama ka nadiif ah caad iyo ceeryaamo. Waa Inan qurxoon oo waqtigeeda la jaan qaadaysa, Qoys...

Tiiraanyada noloshayda( QISO DHAB AH) Qaybtii 2aad. Qore: Mohamed Musa Sh.Noor

Tiiraanyada noloshayda( QISO DHAB AH) Qaybtii 2aad. Hooyadey iyo aabahay aniga oo yar ayuu calafkoodu kala dhamaaday oo kala tageen, hooyadey ayaana la joogi jiray oo isoo korsatay aabahayna wuu igu...

SHEEKOOYIN