Markii ay soo hor istaagtay ardayda fasalka shanaad, oo aheyd maalintii ugu horreysay ee ay dugsiga tagto, waxa ay carruurta u sheegtay hadal aan run aheyn. Si la mid...
Faallo kooban: Heesta ‘Hayga dudine soo noqo’
Dudmo waa xaalad dareen oo ay la kulmaan haweenku. Dudmadu badanaaba waxa ay la xidhiidhaa arrin tabasho oo dhinaca gabadha ah. Dareenka...
BEN CARSON Q7AAD
Wax badan ka oran maynno Ben Carson iyo siyaasadda, waayo, muhiim inoo ma leh faa’ido badanna ka heli maynno. Kaliya waxaan xusaynaa: Ben Carson dhanka siyaasadda guul...
DUULAANKA AF-CARABIGA IYO DABAR-GO’A AF-KA SOOMAALIGA
Afku waa udub-dhaxaadka ama gundhiga ay ku taagnaato bulsho ama qaran, afka haddii uu baaba'ayo waxaa la galbada dadkii ku hadli jray kuwaas oo...