BARO BOQOL ERAY Casharka sagaalaad
Jacbur iyo Baraanbur
Jacbur: Baaxad aan sinnayn. Meel ama dhul leh god iyo taag, balse, aan aad u kala sarrayn. Waa eray ka kooban jac +...
Dardaaran waalid
Aabbe Soomaaliyeed ayaa wiilkiisa la dardaarmey, waxana uu ku yiri, wiilkeygiyow:-
1. Webi agtiis ha degin!2. Wacal ha korin!3. Naag war ha u sheegan!4. Askari ha la saaxiibin!5. Doqonna...
Qorshihii dhoofka
Idil waxa ay raalli ku noqotay: inaan marka hore waxbarashada soo dhammeysto, kaddibna, aan aroos galno taas oo aan u arkay kala fogaanshaheenna in dhib ka imaan karo...
DOOB AN KA AHAADO IYO GUUR AN KA LA’AADO
In badan ayaa suugaanyahannada Soomaaliyeed ay wax ka yiraahdeen arrimaha guurka, iyadoo nimba wixii markaas la soo gudboonaada uu ereyo murtiyeed...
Aabbihii Ambaday Q5AAD!
Xaashi fayo qabkiisu waa soo hagaagay, dhogortiisana waa is dhalanrogtay, waxaanna soo iftiimay dheehiisii dhintay, waxaa ay samaysay Idil, waxa ay fartay in laga xiiro guudka iyo timaha, waxa uu isaguna iska...
Run iyo been ayuu amminku u kulmiyey si lama filaan ah, beentii oo la hadleysa runta ayaa tiri: "jawiga maanta waa mid aad u qurux badan". Runtii ayaa eegtay...