XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 127aad
1-U diyaarsanaan
Qalbigaada wax uusan u diyaarsanayn ma qaato
mana aqbalo, sidaa darteed naftaada been ha ugu sheegin marka wax...
Maantana intaan halkaygii ka miiso maan badda wayn ee cilmiga caalamka dahsoon idin dhex muquursiiyo, moolka intaan u daadego maan idinka soo saaro luulka hordhaca u ah wax ka...
Doontii dulmiga!
Waxa uu uga sheekeeyay dhaktar caan ah sheekha weyn ee Dr Muxammad bin ratib Al naabulsi, sheeko ku dhacday mar uu arday jaamacadeed ahaa, markii uu soo raacay...
XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 125aad
1-Aamusnaanta
qof walba oo aamusnaan badan macnaheeda maahan
in uusan hadalka awoodin.
Waxaa jira qof u aamusan in uu ka...
Aabbihii Ambaday Q7AAD!
Xaashi waxa u sheegay in uu in badan ka dhursugayey hanashada Deeqa, deeqi waa gabadh ay dhammaan isha ku wada hayeen dhallinta dugsiga wax ka barata, nin...
XASIL OO ILA
GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 124aad
1-Siriqda Haweenka
Ragu dumarka mar walba waa u dabacsan yihiin xaalad walba oo markaa
lagu jiri karo.
Dareensiinta farxadda dhinacyada kala...