Aabbihii Ambaday Q8AAD!
Waxa uu yidhi Xaashi oo sheekadii si wada waxa ay i weydiisay weydiin aan rabay in mar uun lay weydiiyo, haddana waxaan u firkanaxay sida nin kayn cidla ah...
MA OGTAHAY IN AAD GUULAYSAN KARTO?
Afar sano kaddib kolkay dhalatay Wilma Rudolph waxaa ku soo boodday qandho aad u daran si baaxad lehnna u dhexqaadday dhammaan xubnaha jirkeeda ugu...
INTEE NALOON WADAA?
Waxaa dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan fajac ku noqotay wax aan ab iyo isir u laheyn, sida kufsi wadareed carruur loo geysanaayo, meyd la...
ARXAN-GOYS Q-1AAD
Waabaa
beryay aan bilicsammeyn, waa arooryo aan suubbaneyn. Waa goor hiira-huraad ah, cadceedduna
ay dhulka u qeybisay fallaaro aan falxad iyo yiddiilo u sidin aadanaha ku
dhaqan carra'edeg (adduunka). Qaddarta Eebbe...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore:
Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 128aad
1-Dumarka
waa Deeq Alle
Ma ogtahay in Dumarku yihiin Hadiyad qaali ah oo
adiga Raga ah Alle kugu mannaystay?
Fadlan qaddari...