LABADEENNA
**Waa aan kaa fikirayay, wax sannad ka badan. Waxa aan noqday sida Ey aad soo korsatay ama Bisad in badan guri ku gula noolayd. Maryo cas baad xirnayd iyo...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur
Qaybtii 138aad
1-Garo qiimahaaga
Waxay dhaheen
miriqdaada oo badata qiimahaaga ayey hoos u dhigtaa. Inta badan ee lagu arko
ama lagu maqlo...
Hurinta colaadda
Maalin ka mid ah maalmaha ayuu Sheydaan damcay in uu ka geeddiyo xeradii uu degganaa, una guuro meel kale, waxa uu kaagiciyey ubadkiisii, kuna wargeliyey in uu...
RUWAAYADDII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY! Q-AAD
Xaaji Daadihiye:Asagoo xanaaqsan, talona ay ku caddaatay ayuu gurigii hore uga booday, waabaa ku baryay, waxa horyaal maanta furitaanka gabadhii uu jeclaa, muddada sanooyinka...