Qormooyin

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q-4AAD W/Q: INA CUBTAN

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q-4AAD Midnimo: si ahaan waxay noqon kartaa; isu geynta ama isku daranka labo wax ama ka badan oo isku jaad iyo isku jin ah...

RUWAAYADDII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY Q-6AAD W/A: Muxyaddiin Xuseen Ciid

RUWAAYADDII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY Q-6AAD Darbiyo Lacag: Xaaji DaadihiyoowBeryahaan isweynay,Baasase meel kuma sheegin. Xaaji Daadihiye: Baasihii ruux waayaa Ruux kaley la baridoo Ba’ayeey kaga keentay. Darbiyo Lacag: Bisinkaan ka iri...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                         KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 16aad idil markan dhaqaala wanaagsan ayey yeelatay wax ka maqan ma jirin, waalidkeeda ayey dib ugu laabatay waay isku dayday in ay ka dhaadhiciso in ay magaalada...

Gorfeynta dhigaha Gaso, Gasiin iyo Ganuun W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Gorfeynta dhigaha Gaso, Gasiin iyo Ganuun Arar Hubaal dhigane walba waxaa uu wataa waayihiisa iyo wacaalkiisa, waxaase lagama maarmaan ah, marka aad naawisho (aqrido) dhigane oo aad dhammeyso inaad ka dhex...

SHEEKO GAABAN! W/Q: Cabdulle Cabdi Karim (Abka Xaaji)

Dadka qaar ayaa aamminsan, in jaceylku indhool yahay aan dhago laheyn, sidaa darteed, maaddaama uunan waxna maqleyn arag la'aanna ay u dheer tahay waxaan ku suntay inuu ka mid yahay, cudurrada dilaaga...

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q-3AAD W/Q: Ina CUBTAN

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q3AAD Suugaanyahannada: aadanuhu waa hadal iyo hawraar ku noole, warquute iyo wehelrabe isku xiran oo la'aantood uusan xoolaha wax sidaa ah uga duwanaanayn, waana sabab...

INA RAGOOW, GEERIDII GALBEED GONDAHAAGA KA FILO! W/Q: Farax Sheekh Cabdirisaaq Cali

INA RAGOOW, GEERIDII GALBEED GONDAHAAGA KA FILO! Haweenka soomaaliyeed waxay dhibbane u yihiin intii ka ag dhawayd, dhabta kii ay saareen ee ay dhaleen iyo kii ay u dhaxeenba waxay...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!. W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                                KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 15aad Xaalka dunida waa mid is rog rogis badan idil shalay sida ay ahayd ma ahan maanta, barina ma ahaan doonto sida ay hadda tahay, waa...

SHEEKOOYIN