Qormooyin

Gorfeynta; GODOB iyo GALLAD W/Q: INA CUBTAN

Gorfeynta; GODOB iyo GALLAD Qoridda waxaa sal u ah halbeegga (cinwaanka), dulucda iyo nuxurka ujeedka oo hadba sida cinwaanku soo jiidasho iyo daadegid maan ama dareen u yeesho uu...

Xasuusihii Suubban! W/Q: Cabdikariin Shardi

Xasuustu waa awoodda ay maskaxdu ku keydiso dhacdooyinkii hore. Caawa oo kale, waxa aan mahdinayaa xasuusahayga, marna waa eersanayaa. Gar iyo garasho toona ma ahan, in aan xasuusteyda ka...

Gorfeynta Gaso, Ganuun iyo Gasiin W/Q: Jaabbir Carab

Gorfeynta Gaso, Ganuun iyo Gasiin Inta aanan u gudagelin fanlanqeynta halbeegga xogta aqooneed ee ku duugan baalasha dhiganaha Gaso, Ganuun iyo Gasiin, marka hore, waxaa iftiimin u baahan, si...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 148aad                                               1-Madax banaanida. Si madaxbanaanidaada ay usii jirto waa in aad muujisaa in laguu baahan yahay lagaana maarmayn. Inta badan oo la isku kaa halleeyo...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!. W/Q: Maxamed Muuse Sh.Noor

                                              KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 22aad Idil mar walba ay guur samayso waxay lahayd hal riyo oo kaliya taas oo ahayd sidee hooyo ku noqotaa goormaase noqon doontaa hooyada qof walba...

Haddii aan dhaho: ”Afkii hooyo iyo dhulkii aabbe” Sax miyaa mise? W/Q: Xuseen M. Cabdulle ”WADAAD”

Haddii aan dhaho ”Afkii hooyo iyo Dhulkii Aabbe” Sax miyaa mise? Waxa ay aheyd su’aal aan la wadaagay asaxaabta, waxaana ka soo noqday jawaabo badan oo kala duwan badankoodse aad...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 147aad                                                   1-Kaftanka xakamee Adiga waad iska kaftamaysaa ismana lihid dareenka qof ayaad kaftankaaga ku dhaawacaysaa, dhabtase waxay tahay in mar walba sida aad tahay...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!. W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                           KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 21aad Idil in ay ilmo dhasho waligeed waa doonaysay xilligana waa doonaysay hadduu Eeba siinayo, balse qaabka ay doonsiteeda ku timid ayaa ka duwanaa qaabka ay u...

DAMQASHO | W.Q: IBRAAHIN-NOLOSHA

Waxaan galay maqaaxi aan qof kula ballansanaa. Kursi agteyda ah nin fadhiyey baa u yeeray wiil baalashle ah. Sidan dareemay, wuxuu ka damqaday diifta ka muuqata wiilkan yar, ka...

DHULBALLAARSIGII RUUSHKA: qabsashadii Saybeeriya iyo muslimiinta bartamaha Eeshiya

DHULBALLAARSIGII RUUSHKA: qabsashadii Saybeeriya iyo muslimiinta bartamaha Eeshiya Waligaa ma iswaydiisay sababta Ruushku baaxad ahaan aad ugu waynaaday? Maxay ku dhacday in Ruushka oo aan dad ahaan wax badan ka badnayn dadka...

SHEEKOOYIN