Qormooyin

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 160aad                                                             1- Xusuusta xun. Xusuusta xumaanta badan ayaa nooga raagid badan tan wanaagsan, isla taas ayaana nagu reebto tiiraanyo iyo muuqaalo...

Baadi goob Baahi badan!!!. W/Q :Mohamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 8aad Waxaa weerarka iyo dhagartiisaba aysan kala joogsi lahayn c/rashiid oo markan go'aansaday in uu gudbiyo warbixin sir sharaf dil u ah Xaashi, wuxuu si hoose ula shaqeynayay C/...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 159aad                                                                     1- Macrifo Macrifo samayntu waa fududdahay inta aad rabto oo macrifo ayaad samayn kartaa sanad walba, balse way adagtahay in...

KABA TOLE KA KABA LA’! W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

KABA TOLE KA KABA LA’! Waa muhiim in noole kastaahi helaa wax uu ku noolaado. Si taasi ay u jirto waa in la helaa wixii noloshaa salka u ahaa....

“MAAWEEL” Baalal tira yar, balse, tayo badan W/Q: Aw Cabdiqani Xasan Muxumed

“MAAWEEL” Baalal tira yar, balse, tayo badan. Wiilo Daahir Xasan waxay ku curatay dhigane loo bixiyey: “Maaweel” kuna saabsan suugaanta carruurta, gaar ahaan saddexda goobood ee carrab-jalaqada, googgaalaysiga iyo sheeka-xariirrada....

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                   XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 158aad                                                       1-Carrabkaaga Ducada carrabkaaga macna ma yeelato haddiiba carrabkaaga uu cusleynayo dareenka dadka kale. Mmusa                                         2-Dadka daacadda ah Dadka caadda ah waa dheeman sida lagu...

Baadi goob Baahi badan!!!. W/Q :Mohamed Muuse Sh. Nuur

                                             Baadi goob Baahi badan!!! Qaybt 6aad Amiin farshaxamiiste oo ahaa nin ku wanaagsan farshaxamada qaaliga ah ayey codsi u diratay ilhaan si dukaankeeda cusub uu alaab uga gado, laakin...

Soo koobida dhiganaha: تكوين المفكر للدكتور عبد الكريم بكار W/Q: Maxamed Abuukar Macallin

Soo Koobida Dhiganaha: تكوين المفكر للدكتور عبد الكريم بكار Dhiganahaani – sida magaciisa ka muuqataba- wuxuu ka hadlayaa sida loo sameen lahaa qof mufakir ah, balse, wuxuu...

“QAAMUUSKA CASRIGA AH EE MAAHMAAHDA SOOMAALIYEED” –wixii iiga baxay W/Q: Caliqeyr M. Nuur

Gorfayn-Qaamuuska-Casriga-ah-3Download Dr. Georgi L. Kapchits wuxuu soo saaray qaamuuskii ugu weynaa inta weli laga qoray maahmaahda Soomaalida. 5000 oo maahmaahood oo uu heerar iyo baho u kala saaray ayuu ku...

SHEEKOOYIN