WADDANKA YAA INA LA LEH?
Umad walba Alle marka uu abuurtay wuxuu ku abuurtay Dhul uu ugu tala galay, mana jiro Noole ku nool dunida maanta oo aan lahayn ama...
Raage wuxuu soo kacay goor dambe oo ku dhow 10 subaxnimo, Yaasmiin ayaa waydiisay sababta uu telefoonka uga saaray fiilada, wuxuu u sheegay inuu diidaayay in hurdada laga qashqashaado,...
Nin Aabbe ma noqdo!!
Akhirstoow, ma la yaabtay cinwaanka qormadayda? Malaha way isu kaa diidday oo waad is qabadsiin wayday weedhan oranaysa “Nin Aabbe ma noqdo”. Oo haddaa ma Naag...
Macallinkayga wanaagsanaa!
Waxaan moodayay, in iskoolkayga cusub uu la mid yahay, kuwii aan soo dhigtay, macallimiintuna ey waxba is dhaamin. Waxey wax walba ii kala soocmeen, subixii u horreeyay...
Yaasmiin markay albaabka soo garaacday, waxaa ka furtay Layla, ayadoo aan waxba waydiin ayay gudaha gashay, Layla waxay ka carootay qaabka ay Yaasmiin guriga u soo gashay waxay ku...