Qormooyin

SOOYAALKA GEESKA AFRIKA. W/Q. Ahmed Hayow

  Geeska Afrika waxaa laysku yiraahdaa wadamada, Soomaaliya, Jabuuti, Ereteriya iyo Etoobiya, waxaana shaki ku jirin inay Soomaaliya ugu dhul weyn tahay; uguna dad badan tahay, marka la tira koobo...

Isdhexgal mise Is dhallanrog. (Integration mase Assimilation)

                 Isdhexgal mise Is dhallanrog.     Isdhexgal mise Is dhallanrog. (Integration or Assimilation)     Masiibooyinka ugu waaweyn ee ummad ku dhaca waxaa ka mida inay ka...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 2aad Waxaa dhacday in ay yimaadaan ciddii uu Cali ka dhashay, is marxabayn is waraysi iyo is barashab kadib, waxaa si lama filaan ah u cudurdaartay Aabahey...

Ma adigaa dhammaystiran?

Ma adigaa dhammaystiran? Waxa uu ka dhashay qoys sabool ah duruufa badana kusoo noolaa, waxaa la dhashay tiro gabdho iyo wiilal ah. Cidda asagaa u weyn waxbarashadiisa dhib fara badan...

XIKMADO KOOBAN : BY Mohamed Musa Sh. Noor

GAFKA Gafka waa mid ka mid ah afcaasha ama ficilada inaga dhaca, Xal kale ma lahan aan ka ahayn in dib loo saxo waxa gafku ku dhacay, kuwaas oo...

Qaadka ma beeranee sidee buu dhulkeenna ku yimi?

Qaadka ma beeranee sidee buu dhulkeenna ku yimi?  Waxaad aragtaa dadkaaga oo qayilaya aabbahaa, adeerkaa, walaalkaa, abtigaa, inaadeerkaa ama adiga ayaaba qayila, balse, weli ismaad waydiin su’aashan kor ku xusan....

Hodannimada Dalalka Muslimka. WQ/: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Hodannimada Dalalka Muslimka Qabta 3aad Kaydka khayraadka adduunka qaarkood Khayraatka kaydkooda waxaa haya Ilaahay Tacaalaa الله تعالى , agtiisayna yaallaan oo cidduu doono ayuu intuu doono ka siiya, siduu ku yiri Aayadda...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

    KAAS WAA WIILKAYGA. Qabytii 1aad Waxay ahaayeen laba dhalin yara ah oo usoo baxay waqtigooda, waxay ahaayeen isku iskool waliba isku fasal ah, xaafaddana waa ay isla daganaayeen, Dad isla soo...

Hamsada fudud.‏

  Hawl qabadka hamsadu, waxaa weeye in ay kala celiso laba xaraf iyo laba shaqal wixii ka badan oo uu is raacooda diidayo xeerka af soomaaliga, sidaa darteed hamsadu waxey...

Caqligeennoon wadaaddada amaahinnaa ma Diintaa na fareysa? W/Q: Ali Omar Hilole

Caqligeennoon wadaaddada amaahinnaa ma Diintaa na fareysa?   Ma u oggolaan laheyd carruurtaada in macallinka uu nolosha kaga daydaahi noqdo nin dadka gaaleeysiiya ama shiiceysiiya oo isagu shaabbad aanu qofku isku...

SHEEKOOYIN