Qormooyin

Adduun aan wanaag lagu tacbeyn| W/Q: Farax Sh. Cabdirisaaq

Adduun aan wanaag lagu tacbeyn| Tabnaanta iyo tognaanta ka dhasha ficillada nolosha ku gadaaman ayaa ku tusaya tiraba dhawr arrimoomood oo si fog kuu taabanaya markaad xagal toosan ka...

SIDEEN BUUG U QORAA? 

SIDEEN BUUG U QORAA? Sideen qoraa ku noqdaa? In badan baa labada waydiimood ee kore la i waydiiyay. Dadka waydiimahaas i soo waydiiyay waa dhallinyaro akhrisay wax aan qoray, gaar ahaan...

Maxay wax u baran waayeen? W/Q: Cabdulle Cabdikariim

Maxay wax u baran waayeen? Waxaan is dul taagaya si kooban waalidka iyo ubadkooda dhibka kala heysta, gaar ahaan dadka qurbaha ku nool. Waxa jira is diiddooyin badan oo dadka...

DUGUL Q3AAD  

DUGUL Q3AAD   Haddii uu horay u ahaa hantiwadaage iyo shuuci u geyfan faafinta iyo difaaca aragtiyahaas, shilkii kalaabka ka dib Dugul nafsad ahaan buu u nacay joogista Ruushka. Haddii uu horay...

Gorfeynta: GASO GANUUN IYO GASIIN Qore: Maxamed D. Ciise 

Gorfeynta: GASO GANUUN IYO GASIIN Dhiganahan sheekada ah ee uu qalinka u qaatay mudnaha sare ee aadka ugu xaraggooda qoraalka guud iyo midkiisa suugaaneed prof Cali Jimcaale Axmed waxa uu...

Falanqeynta buugga MAANA-FAAY

Falanqeynta buugga MAANA-FAAY Hooyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ee LAASHIN waxay xalay qabatay madal aqooneed lagu lafaguray dhiganaha caan baxay ee MAANA-FAAY oo uu qoray, qoraa: Maxamed Daahir Afrax...

GORFEYNTA BUUGGA JAMASHADA HAWEENKA – W.Q: DR. FARAX SHEEKH CABDIRISAAQ (ZEDRA)

Buugga jamashada haween ee uu qoray Ibraahin Nolosha waa dhigane qiimihiisa iyo qaayihiisaba wata. Mawduucyada siraana xiisa gaara iyo xamaasad gooniya ayay xanbaarsan yihiin. Waxyaabaha cajiibka ah, ee uu qoraaga...

Gorfeynta Gaso, Ganuun iyo Gasiin W.D: Maryan Ciise Cilmi

Gorfeynta Gaso, Ganuun iyo Gasiin Dhigane: Gaso, Ganuun iyo Gasiin Dhigaha: Buuni Cali Jimcaale Axmed Baalasha: 219 Sanadka; 2018 Madbacaadda: Laashin.   Waa sheeko-suugaaneed curiskeedu ugub yahay, aadna la anfariiri doonto suugaanta ku dhex jirta dhiganaha...

DUGUL Q2AAD

DUGUL Q2aad   Dugul oo xammaasaddiisu cirka ku shareeran tahay baa ku xarooday kulliyad ciidan oo Moosko u dhow halkaa oo ay uga bilaabatay nolosha dhawr gu oo tababar maan iyo muuqba...

QOFKAHADAL iyo ISKAHADAL

QOFKAHADAL iyo ISKAHADAL (Autobiography vs Memoir) Hab-qorista aan u naqaanno taariikhnololeed ee sooyaalqofeedka ka warrama marka Af Ingiriisiga (iyo afaf kale) la joogo waxaa loo qaybiyaa saddex nooc oo kala...

SHEEKOOYIN