Qormooyin

Xal iyo Xigmad| Faallo Kooban W/Q: Dayax Cabdi Kulmiye

Xal iyo Xigmad| Faallo Kooban W/Q: Dayax Cabdi Kulmiye Dhiganaha Xal iyo Xigmad oo aan oran karo waa dhaxalreeb sida dhambaal dhaqan oo uu qoray mudane Daahir Axmed Jeyte...

Falanqeynta Dhiganaha Garbaduub W/Q: Muxyaddiin Xuseen Ciid

Falanqeynta Dhiganaha Garbaduub! Waa dhigane uu ku farayareystay Abwaan iyo Qoraa Cabdiraxiin Hillowle Galayr, mana ahan kiisii koowaad ee waxaa uga horreeyay dhigane kale oo magaciisu ahaa: Noloshii Sillooneyd, kaas...

Raadkii Riyadaydi W/Q: Cali M. Diini

Raadkii Riyadaydi W/Q: Cali M. Diini Florence Scovel Shinn oo ahayd qoraa iyo farshaxamiiste Maraykan ah ayaa laga hayaa: waxaa jirta oraah gabowday oo oranaysa, ninku (qofku) keliya saddex ujeeddo...

FALANQEYNTA DHIGANAHA GARBADUUB W/Q: Drs:Farax Sheekh Cabdirisaaq ” Zedra Sheekh”

FALANQEYNTA DHIGANAHA GARBADUUB Sheeka faneedka buugga Garbaduub waa dhiganihii ugu  mugga cuslaa uguna xiisaha badnaa ee la curiyo waayahan aynu joogno inuu yahay waxa sida caddo needhi ah kuu tusaysa...

GOOS-GOOS dhiganaha ARXAN-GOYS

GOOS-GOOS dhiganaha ARXAN-GOYS Waabaa beryay aan bilicsameyn, waa arooryo aan suubbaneyn. Waa goor hiiro ah, cadceedduna ay dhulka u qeybisay fallaaro aan falxad iyo yiddiilo u sidin aadanaha ku nool...

ABABINTA TOOSAN -Ammaan iyo iimo wixii aan ku arkay! W/Q: Dayax Cabdi Kulmiye

ABABINTA TOOSAN -Ammaan iyo iimo wixii aan ku arkay- HORDHAC: “Talo adiga ayaa ku nool ee iyadu kuguma noola” waa murti dhaqameed ay adeegsadaan indheergaradka Soomaaliyeed. Waxaa aad ii soo jiitay magaca...

WALAALIHII WAX DHEEFKU KALA GEEYAY! W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

WALAALIHII WAX DHEEFKU KALA GEEYAY! Way agoontoobeen. Aabbahood ayaa dhintay goor aan fogeyn. Waa laba wiil oo kaalmo gal ah, balse, kuma jiro mid reer leh oo gasar iyo goof...

DHAQANKA RUUXIGA AH EE SOOMAALIDA! Q-2AAD W/Q: Cabdinaasir Xiddig

DHAQANKA RUUXIGA AH EE SOOMAALIDA! TIMAHA LAMA SHANLEEYO HABEENKII: In timaha la shanleeyo habeenkii, waa arrin halis badan, waa sida dhaqan ruuxiyeedka Soomaalidu sheegayee, waxaa la sheegaa in haddii habeenkii...

XEERKA ABTIRSIINTA ERAYGA AF SOOMAALIGA” W/Q: Dayax Cabdi Kulmiye

XEERKA ABTIRSIINTA ERAYGA AF SOOMAALIGA” sida aan u arko oo kooban Horumar kasta ee ay bulsho gaarto wuxuu ku jaango’an yahay hadba tayada aqoonleyda iyo hoggaankeedu ay leeyihiin. Si loo...

Iidsan oo suubban!

Iidsan oo suubban! Maamulka, qorayaasha, shaqaalaha iyo dhamaan howl-wadeennada mareegta iyo madbacadda LAASHIN waxay hambalyo ku aaddan Ciiddul-Adxada u dirayaan dhammaan shacabweynaha islaamka, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed. Waxaan gugaan dhammaadka...

SHEEKOOYIN

Deriskii Silloonaa

Gobanimo labo maaha

Talo Waayeel

DURUUF W.Q. Wiilo Daahir Xasan