Horumarki Soomaaliya dunida u horseeday. "Ma ogtahay,in Soomaaliya ay sabab u aheed dhismaha ururka dowladdaha islaamka?"Sida ku cad qoraala badan,iyada oo weliba goob jooga yaashii qaar nool yihiin.Sanadkii 1962,ayaa...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 42aad 1 Xusuusta DadkaXusuusta dadka waxaa saameyn ku yeesha mar walba ficilka ama Dareenka aad dareesiisida...
Sooyaalka Kismaayo.Inkasta oo boqolaal sanno ay dhisneed haddana kismayo waa ka da’ yartahay magaalooyin badan oo soomaaliya ku yaal, laakin waxa ay noqotay magaalo aad u kortay.Magaalada kismayo waxaa...
DARDAARAN Si kasta oo aan u ooyo oo eey indhaheygu ilmada u seyriyaan, si kasta oo uu damiirkeygu u diido waxyaabo badan oo i damqinaya, in kastoo uu ooyayo nuurkii...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 41aad 1 DADAALQofka dadaalka badan mar walba wuu ka horeeyaa kan aan dadaalin ama aananba isku dayin...