Qormooyin

Madfacii i sigey! W/Q: Cabdiwahaab Xasan Dhafe.

Waxaa dalka ku hooreeysa daruurtii colaadda. Qasaaraha ay geysanayso meel walba ayaad kula kulmaysaa. Waa kow iyo shaagankii. Maalmo ka hor markii aan dunida ku soo biiray. Waa muqdisho...

Waddada Suubban: Q12AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q12AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”“Fadliga gaajada kugusoo gaarta Alle dartiis. Mowduucaanu wuxuu toos u la xariiraa kii aan jimcihii hore soo qaadannay.Khalid ibn Camar al-Cadawi (A.K.R.)....

Riyadeyda ma ii rumeyn kartaa? W/Q: Sacdiyo Maxamuud Garcadde

Riyadeyda  ma ii rumeyn kartaa? Waxaan leeyahay riyo dareen markan xasuusto aan dhoolla caddeeyo waxaan leeyahay hammi sare iyo hiigsi waxaan leeyahay go’aan aan ka baaraandegay oo aan nafteyda...

Waddada Suubban: Q11AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q11AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”"Fadliga gaajada kugusoo gaarta Alle dartiis.Eebbe weyne kor ahaaye wuxuu yiri:فَخَلَفَ مِن بَعْدِهِمْ خَلْفٌ أَضَاعُوا الصَّلَاةَ وَاتَّبَعُوا الشَّهَوَاتِ ۖ فَسَوْفَ يَلْقَوْنَ غَيًّا...

Qoraa Garyare iyo Qalinkii Taabo galay W/D: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Qoraa Garyare iyo Qalinkii Taabo galay.Afka Soomaaliga ayaa muddooyinkii dambe wuxuu ahaa mid u koraya si aad ah, iyadoo bulshada Soomaaliyeed  aqoonyahankeeda iyo Afmaalkuba ay si wadajir ah xil...

“Waddada Suubban: Q10AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

"Waddada Suubban: Q10AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”“Waa inaan dunida lagu talax tegin laguna raalli noqdo wixii calaf ah ee aad hesho haba kuu yaraadaane!” (Mowduuci Seddaxaad.).Moowduucaanu wuxuu toos...

Maryan ma ahayn Masiixiyad! W/Q: Bashiir M Xersi

 Maryan ma ahayn Masiixiyad! Hurdo ayaan ka soo toosay. Sida caadada ii ah, haddii aan ammin haysto waxaan isha mariyaa wararka iyo baraha bulshda.Farriimihii la iigu soo diray Facebook waxaan...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 48aad                                             1-LAMA YAQAAN IYO LA YAQAAN !!!Lama yaqaan ayaa mararka qaar kuu noqda la yaqaan kuu dhow, halka...

“Waddada Suubban: Q9AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

"Waddada Suubban: Q9AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”“Waa inaan dunida lagu talax tegin laguna raalli noqdo wixii calaf ah ee aad hesho haba kuu yaraadaane!” (Mowduucii labaad).Moowduucaanu wuxuu toos...

XAQIIQDA NOLOSHA AAN KU NOOLNAHAY. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                             XAQIIQDA NOLOSHA AAN KU NOOLNAHAY.Wax walba oo dunidan dhex jooga waxay leeyihiin wax kooba oo lagu ogaado inta ay ka kooban yihiin oo muhiim u ah garashadooda, in...

SHEEKOOYIN