Qormooyin

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)Qaybtii 9aadSi aan wax badan u ogaado ayaan go'aansaday in quraacda iyo cashada aan gacantayda ku diyaariyo waa sida aan samayn jiray marka ay...

Waddada suubban. Q29AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q29AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”"Qaddarinta Culimada Ahlu Diinka ah iyo wax garadka, samaha ka taliya iyo in laga hormariyo kuwa kale oo la muujiyo sharafta, meeqaamkooda...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q13AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q13AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: "Dhaliil igu jirtaa" Waxaa tiriyay: Abwaan Cabdulle Axmad Maxamuud (Cabdulle Geeda-Naar) wuxuu uga hadlayaa arimmo...

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q9AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q9AAD.Labadii dabbaal.Labadii dabbaal waxay sahaay u qaateen, hunguri aan meel gaarsiin, haddii ay isku darsdaanse ku filnaa lahaa. Wax la sii gabbaatiya ba, markii...

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh) Qaybtii 8aad Maalintii 3aad markaan waqti wada qaadanay waan dareemayay in dareenka jacaylkeena iyo isu baahnaashaheena uu soo laabanayay, wax caajis ah oo...

Waddada suubban. Q28AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q28AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Fadliga Xerta, ama xilqada Alle(S.W.T.). lagu xusayo ee Qur'aanka lagu wada aqriyo si "Subcis ah" iyo dhiirrigelinta iyo daa'imidda kulannadaa oo kale...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q12AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q12AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: "Soomaali ceebteedu waa curata diimoon" waxaa mariyay Laashin: Caraboow Maxamed Axmed Xasan, waa guurow ka...

Ballan- soomaaliyeed iyo Samatar. Qore: Ismaaciil Cabdilllaahi Caydiid

Ballan- soomaaliyeed iyo Samatar.Amintu waa goor fiid ku dhowaad ah, cadceeduna usii hadaafayso godkeedii ay ku caano maashay, si ay uga raysato kumanaanka indhood ee ibna,aadam kusoo eegayaan iyagoo...

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh) Qaybtii 7aad Jilid Jacayl ayaan ugu tala galay balse waxaan kusii siqayay Badwayn Caashaq lasoo cusboonaysiiyay, xubin walba oo jirkayga ah si wanaagsan...

Waddada suubban. Q27AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q27AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”“Karaamada Awliyada. Awliyada waxaa loo la jeedaa kuwa Alle wayne rumaysan oo u hoggaansan qowl iyo ficilba. Rag ama Haween iyo fadligooda!"ALLAAH...

SHEEKOOYIN