Qormooyin

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q12AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q12AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: "Soomaali ceebteedu waa curata diimoon" waxaa mariyay Laashin: Caraboow Maxamed Axmed Xasan, waa guurow ka...

Ballan- soomaaliyeed iyo Samatar. Qore: Ismaaciil Cabdilllaahi Caydiid

Ballan- soomaaliyeed iyo Samatar.Amintu waa goor fiid ku dhowaad ah, cadceeduna usii hadaafayso godkeedii ay ku caano maashay, si ay uga raysato kumanaanka indhood ee ibna,aadam kusoo eegayaan iyagoo...

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh) Qaybtii 7aad Jilid Jacayl ayaan ugu tala galay balse waxaan kusii siqayay Badwayn Caashaq lasoo cusboonaysiiyay, xubin walba oo jirkayga ah si wanaagsan...

Waddada suubban. Q27AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q27AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”“Karaamada Awliyada. Awliyada waxaa loo la jeedaa kuwa Alle wayne rumaysan oo u hoggaansan qowl iyo ficilba. Rag ama Haween iyo fadligooda!"ALLAAH...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q11AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q11AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Guuroowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: "Mahmaahyo" waxaa curiyay, Laahin: Cabdulle Axmed Maxamed (Cabdulle Geedanaar). Laaahinku wuxuu uga hadlayaa waxyaabo badan...

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q7AAD.” W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

"Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q7AAD.”Toxobeey legdanka hareereheeda ka dhacaya war umma haayso da'deedu waa afar gu' iyo hal caana maal. Korkeeda waxaa isku haysta Ruush iyo Maraykan, caddaalad...

Dardaaran Tawl(Waalid) Q1AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Dardaaran Tawl(Waalid) Q1AAD.Waa soo jireen iyo dhaqan ab ka dhaxal ah in Tawl weliba la dardaarmo ubadkiisa una gudbiyo talo iyo tusmooyin nololeed, isaga oo ku kordhinaya waayo aragnimadiisa...

Bulshada iyo bandhigyadii Hilaadin W/Q: Bashiir M. Xersi

Bulshada iyo bandhigyadii Hilaadin Qoraal ma ahan hawl fudud, oo wuxuu u baahan yahay aqoon, ogaal iyo aqool (tabo) badan, oo ay wehliso dhabar adayg iyo dulqaad aan wax loo...

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh) Qaybtii 6aad Habeenkaas aan kusoo tala galay waxba iima suura galin, buuq iyo oohin ayaa hareeyeen kulankeenii, balse ugu yaraan farriintayda way gaartay...

Waddada suubban. Q26AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q26AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”"Fadliga suxuurashada saacadaha ugu dambeeya ee habeenka inta Soon-qadka lagu jiro haddii aan laga baqayn waa beriga, iyo Fadliga Afur dedejinta, iyo...

SHEEKOOYIN