Lur Jacayl iyo Lahasho Haween: Q2AAD
Markii ay jacaylkii uu u bandhigey ay ka oggolaatay soona dhowaysay muddo toddobaad ah ayay is moogaayeen barkulankoodiina ka maqnayd. Malaha arrinta cusub oo...
CADOWGA GUURKA .
Guur marka laga hadlayo waa riyada qof walba uu leeyahay, qof kasta oo naga mid ah dunidana ku nool wuxuu ku naaloonayaa in uu maalin uun...
Ma Illoobi doono Q5AAD
Markan waxaa soo dhawaatay xafladdii saaxiibkey, Dhaqane. Waan ku qabsanahay in aan codsado maalin fasax ah. Warqad baan u gudbiyey agaasimaha waaxda aan ka shaqeyno, oo...
Filan waa Q33AAD
Maxamed hooyadii, waxay u la hadashay si degan, oo waano waalid ka muuqato, isla markaana Maxamed niyada u dhisaysaa, waxay tidhi: “Hooyo aroos iyo howshiisa ha inoo...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 65aad
1-Hooyadaa
Hooyadaa mar walba Boqor ay dhashay ayaad u tahay, adigase boqorka la dhalay ah maxaad ka aaminsantahay...