Qoraallo

 XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 96aad   1-Malada ha xumayn Marnaba ha halayn mala xun qof kaa aamusan oo kula hadlayn, maxaa yeelay, waxaa laga yaabaa...

GARBADUUB Q19AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q19AAD Guhaad qoyskoodu waxaa ku dhacay kala irdhoow, labadii gabdhood waa la kala guursaday, hooyadiina hantidii yareyd ee ay yagleeshay geeridii ninkeeda kaddib, waxaa dhacay oo la wareegay dumaashigeed...

Barkintaydu waa dhagax W/Q: Cabdiraafic Yasac Macallin

Barkintaydu waa dhagax Sidii aan xalay ku seexday balanta aan naftayda la galay waxay ahayd inaan ku carraabo galabtaas meel omos ah, si aan habeenka xiga aan u arko...

Lagama maarmaanka xisbiyada iyo ujeedooyinka W/Q: Shaafici Macallin Axmed

Lagama maarmaanka xisbiyada iyo ujeedooyinka 1-Lagama maarmaanka Xisbiyada. B-jiritaanka xisbiyo siyaasadeed oo kala aragti duwan kuna loolama hoggaanka si nabadgalyo ah waxa ay lagama maarmaan u tahay xasiloonida bulshada iyo dalka,...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 95aad                                          1-Dhibkaaga dartiis Waxaa jiro xaalado iyo duruufo adiga kuu qaas ah, balse in aad si edebsan u hadasho...

GARBADUUB Q18AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q17AAD Waxaa dhacday maalinnimo goor gadiid ah iyada oo aan la filayn in iridka ay ka soo galeen,Taliye Caddaawe iyo laba baabuut ciidan u saran yahay  yimaadeen iridka kaddibna...

GARBADUUB Q17AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q17AAD Ugu dambeynn Caddaawe waxaa u caddaatey wuxuu in Guhaad la shirqoolay, sidoo kalena arrinkiisu uusan ahayn mid si fudud ku dhammaanaya, maxaa yeelay waxaa isu kaashaday  dad...

XEERKA ABTIRSIINTA ERAYGA AF-SOOMAALIGA W/Q:Aw Cabdiqani Xasan Muxumed

 Waxaan akhriyey oo aan aad u dhuuxay buugga magaciisu yahay “Abtirsiinta Erayga Afsoomaaliga” ee uu qoray Caliqeyr Muxumed Nuur. Bilowgii waxa ugu horreeya ee i soo jiitay waa maabka...

CABDI BASHIIR INDHABUUR

CABDI BASHIIR INDHABUUR   Weli ma u fiirsatay heesaha uu allifay ee uu laxameeyay Eebbe ha u naxariistee Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur? Ma aragtay sida ay uga duwan yihiin dhammaan heesaha kale...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 94aad                                            1-Nolosha waa waasac Nolosha waa waasac balse marka aad doorato in ay cariiri kugu noqoto ayey ciriiri noqotaa. Doorashada...

SHEEKOOYIN