Qoraallo

GARBADUUB Q24AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q24AAD Guhaad isaga oo ku xisaabtamaya in ciidanka uu weerarayaa inuu yahay mid ka awood badan kana hub iyo gaadiid badan, wuxuu ku talo galay inuu u weeraro...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                       XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 97aad                                                  1-Garo naftaada Marka aad kala garato waxa naftaada ay dhab u doonayso iyo waxa aysan doonayn waa marka aad...

KUFSIGA WAA KURBADA HAWEENKA. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

KUFSIGA WAA KURBADA HAWEENKA. Qaybtii 2aad Jane waxay la noolayd awoowgeed oo aad u Da' weynaa, goobta ay kula noolayd waxay ahayd goob aan magaala ahayn oo beeraley ah. awowgeed beeralayda...

DOOB GAAMURAY W.D. Barbaariye, Bashiir Cali Xuseen

DOOB GAAMURAY Bilic hor dhaceedkan yar, waxaan kaaga soo xoodaamiyay buugga la yiraahdo "DOOB GAAMURAY" oo aan filayo inuu dabayaaqada sannadkan idin soo gaari doono, sidaa darteed gabadha sheekadan jileysa...

GARBADUUB Q23AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q23AAD Bile dheere waxa uu isu diyaariyey inuu hawlgalkiisii u dhaqaaqo oo duulaan ku qaado, deegaamadii loogu sheegay Guhaad, markuu is diyaariyey ayaa waxaa yimid xeradii Huruuse oo isna...

Billowgii xisbiyada siyaasadda islaamka.Q1AAD W/Q: Shaafici M. Axmed

Billowgii xisbiyada siyaasadda islaamka.Q1AAD Loolanka dhanka madaxtinimada ayaa abuurey, soo if baxa xisbiyo iyo kooxo siyaasadeed islaamka dhexdiis ah.Markii aan dib u eegno sooyaalka waxa aan ogaanaynaa loolankii ugu waynaa...

Falanqeyn-ta CAR-GARO W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow Shiribmaal

Falanqeyn-ta CAR-GARO Nolosha ka jirta tiyaatarka daah-laawe, waa tilmaan, turxaan bixin, tusaale, toosin iyo talo ku beegan toobiyaha is beddelka nolosha cusub, waxayna tusmo hordhac ah u tahay, bandhig qaab...

Doqonniimo waa shil! W/Q: Cabdisalaam M. Xersi

Doqonniimo waa shil! Doqonimadu  waa garasho gaabni, habacsanaan, damiir iyo dareen yari, fiiro la’aan, Go’aan xumo, fooJignaan  la’aan, iyo fulaynimo isku biiray, waxay dhashaa  oo ay bah wadaagaan han yari, meel xun joognimo,...

Halgamadi lagu hungoobey! W/Q: Cabdalla Qaasim Daamey

Halgamadi lagu hungoobey! Ruuxii u halgama dad juhalo ah aawadood, waxa uu la mid yahay qof naftiisa dab qabadsiiyey si uu Wadada ugu iftiimiyo ruux indhoole ahMohamed Rashid Rida. Che Guevara...

SHEEKOOYIN