Qoraallo

GARBADUUB Q31AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q31AAD Huruuse arrinku waa ku sii adkaaday markii ay si dhab ah u ogaadeen in Guhaad noolyahay, waxaa arrintan laga hubiyey oo si dhab ah loo garowsaday markii raggii  dagaalkii...

GARBADUUB Q30AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q30AAD Ciidankii firdhadka ahaa ee Guhaad hoggaaminayey kuna soo jabay Balixagar, waa ay soo nabadgaleen, kaddibna durtadiiba yaqaqo iyo in daryeel ay helaan ayaa awoodda la saaray, waxaa...

Maansada: BAHDA LAASHIN W/C:- Farax Sh. Cabdirisaaq

Maansadaan magaceeda waxa la yiraahdaa BAHDA LAASHIN. W/C: Farax Sh. Cabdirisaaq, waa maanso ka hadleysa waxtarka iyo milgaha bahda LAASHIN. Bahda Laashin waa bah u taagan haqab-tiridda iyo hagaajinta...

Midkeen daacad u nahay WQ:- Cali Cabdiraxmaan Maxamuud (Cali Ugaas)

Midkeen daacad u nahay (Qaranka, Qabiilka, mise Diinta). Soomaalidu waa isir da’ weyn oo leh sooyaal xaddaarad, dhaqan, diin iyo deegaan u gaar ah. Waa ummad soo-yaalkeedu aad u fog-yahay...

GARBADUUB Q29AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q29AAD Oday Dirir waxaa uu baadi goob iyo baafis u galay siduu ku heli lahaa reerkiisii iyo guhaad reerkoodi, ugu dambeyn waxa uu ogaaday in reerkiisi ay ka guureen...

Maansada: goormay xamar fayoobaan W.C. Farax Sheekh Cabdirisaaq {zedra Sheekh}

Maansada: goormay xamar fayoobaan waa maanso digniin ah, sidoo kalena, waa farriin-danabeed gudbineysa in laga fayjignaado shar-wada-yaasha qaraxa iyo qarbudidda la daba taagan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka reer...

TILMAAMIDDA GACAL IYO GAYAAN W/Q:- Cabdalla Qaasim Daameey

TILMAAMIDDA GACAL IYO GAYAAN Magaca dhiganaha: Gacal iyo GayaanQoraaga buugga: Xasan Cabdulle Calasow (Shiribmaal)Daabacaadda: madbacadda Laashin.Soo baxay: sannadka  2019.Bogagga dhiganaha: 298 bog Inta aanan kuula socdaalin gunta hoose ee dhiganaha...

Falanqeynta buug-sheekeedka Gaso,Ganuun iyo Gasiin WQ. Xuseen M. Cabdulle ”WADAAD”

Falanqeynta Buug-sheekeedka Gaso,Ganuun iyo Gasiin Gaso, Ganuun iyo Gasiin, waa buug-sheekeed u qoran hab caalamiya oo aan hore sidiisa oo kale loogu qorin afkeenna ama far-soomaaliba. Waa mid ku cusub...

SHEEKOOYIN